Somali Youth League – Madaxdii Qaranka Soomaaliyeed – Qeybtii 4-aad

Filimkan oo ka kooban dhawr Qeybood isla markaana qeybtiisan ay tahay 15 Daqiiqo ayaa waxaad ku arki doontaa muuqaalo aan abid lagu bandhigin Warbaahinta kuwaasoo muujinaya howshii SYL iyo dadaalkii xornimo doonka.

Todobaadkaan waxaan idiin soo Bandhigeynaa Tacsidii Marxuum Cabdullaahi Ciise Maxamuud bishii Maarso, 1988-dii oo lagu dhigay gurigiisa ku yaalay Muqdisho. 

Geeridii Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxba kama beddelin jiritaanka magaciisa iyo karaamada bulshadu u hayso, wuxuuna halqabsi u yahay inta ay ku jirto qiiro wadaninimo iyo daryeelidda ummadda Soomaaliyeed.

Sawirka boggan ku muuqda waa tusaale muujinaya Madax kamid ah intii faraha badnayd oo kasoo qayb-gashay tacsidii marxuum Cabdullaahi Ciise Maxamuud bishii Maarso, 1988dii oo lagu dhigay gurigiisa ku yaala Muqdisho.

Waxaad Filimka ka arkeysaan Nin Doorkii Soomaaliyeed Sida: Jen. Cali Ismaciil , Avv. Maxamuud diirshe, Jen. Cali Xashi Cilmi Barre, W/r. Maxamed Haji, G/dhexe SYL Mudane Ladane, Beel Daaje Afbalaar, Mudane  Axmed Dahir, D/jire Cali Xaaji xaashi, Dr. C/maan Xaaji Muumin, Mudane  Cali C/lle Danan, Kon. Abshir Kaahiye, Mudane Cali Kulmiye , Mudane Salaad Cali Busley, Cabdirixmaan Cabdulle, Jen. Abuukar Aftooje. 

Mudane Saadiq, Mudane Aswad, Mudane bashiir Sh. Xusein, Shiekh Maxamed Imaan, Cali C/llaahi  Ciise, G/dhexe SYL Maxamed Axmed Ottavio, Jen. C/raxman Warsame (Caare), Dr. Cali Samatar (Cali Baar), Xaaji Cilmi Cali Bulaale, Mudane Maxamed Cowl , Avv. C/llaahi Cosoble, Mudane Ayaanle Maxamed Siyaad, Prof. C/raxman Warsame Cilmi, D/jire C/llaahi Axmed Caddow, Mudane Xassan Cabdi Kheyre, Abwaan Cabdi Bashir Indhabuur, G/dhexe, SYL Maxamed Axmed Muuro, G/dhexe SYL Xassan Giyaajo, Dr. C/llaahi Xasan Kabalabi, Mudane Cali Kulane Abtidoon.

Mudane Xasan Lugey, Mudane Nero, Kon. Eng. Cismaan Kulmiye Cilmi, Marwadi Marxum C/allahi Ciise: Faadumo Cabdulle Marbuud, Marwadi Marxum C/allahi Ciise: Ruqiyo Sheikh Xusein , Gabadha Marxuumka:  Xaliimo Cabdullahi Ciise, Dr. C/raxman Maxamed Jaamac, Jen. Cabdi Sugule, Xaaji C/ramxan C/dille Ismaacil.

Posted on January 23, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: