Musharaxa madaxweynanimada Somaliya 2011 Prof. Ahmed M Warfaa.

Musharaxa madaxweynanimada Somaliya 2011 Prof. Ahmed M Warfaa.

Shirar badan iyo watatashi dheer oo mudo u socday aqoonyahano, waxgarad, dhaliyaro rag iyo dumarba leh oo Somaliyeed ayaa leysku raacay inuu noqdo Prof, Ahmed Muumin Warfaa musharaxa jagada madaxweynenimada Somaliya 2011. Prof. Warfaa iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxey Isbuuca inagu soo aadan ka duulayaan magaalada Salt Lake City iyagoo ku sii jeeda Goobta lagu wado inuu ka dhaco shirweynaha oo ah magaalada Minnapolis ee gobolka MN. Prof. Ahmed M Warfa waa aqoonyahan Somaliyeed waxuuna caan ku ahaa waligii cadaalada oo umada Somaliyeed isku si ayuu ula dhaqmi jiray xiligii uu baraha amaba macalinka ka ahaa Jaamacadii umada Somaliyeed. Waligii aradey uu wax baro ma siin waxii uu la yimid wax ka badan amaba ka yar taas oo ah cadaalad mida ugu wanaagsan ee qof muslin ah laga doonayo. Dad badan oo Somaliyeed ayaa aaminsan in la joogo xiligii uu Prof-ka iyo aqoonyahano kaleba ay wadankii ay canshuurtiisa wax ku soo barteen dib ugu laabtaan oo ay shacabka Somaliyeed hogaanka u qabtaan si jiilka danbe ee dhalan doona ugu tagaan mustaqbal iyo nolol tayo leh oo dhaanta mida ay shacabku maanta ku jiraan. Prof Ahmed M. Warfaa waxuu qoray in ka badan 85 buug oo aad maanta ka heli karto maktabadaha ugu waaweyn aduunyada. Somali badan waxey ku xasuustaan Buugii ka hadlayey Jicibka oo ah geed mirood ka baxa dalkeenii hooyo gaar ahaan Hiiraan iyo qeybo ka mid ah Mudug. Mudada uu shirku socdo waxaa waftiga iyo marti sharaftaba diyaar ugu ah garoonka diyaaradaha Hiiraan Limo oo ah shirkada iyadu Prof Warfaa iyo waftigiisa diyaarka ugu ah halkaas. Waxaana lagala xariiri karaa Sabraa:- 612-532-0260 Hiran Limo. Ciwaanka iyo meesha uu shirku ka dhacayo ka daalaco kor. Bahda Hiranstate.com waxey si joogto ah u soo gudbin doonaan hadba heerka uu joogo shirarka iyo socdaalka musharaxa madaxweynimada Somaliya Prof Warfaa.

Our people want peace…now!

Warfa was a professor at the Somali National University, where he taught biology and agriculture. He also regularly conducted research with colleagues in Somalia, where he jointly discovered several endemic species, notably in the northeastern Bari region.

With the outbreak of the civil war in 1991 and the closure of the university, Ahmed became an important peacemaker, working as a translator for the United Nations and setting up councils for the reconciliation process in Addis Ababa, Ethiopia. His efforts brought him into conflict with several local militia leaders, and was thereafter a marked man. In 1994, he narrowly escaped an assassination attempt when his car was sprayed with bullets at a checkpoint in Mogadishu.

Warfa subsequently left Somalia for Nairobi, Kenya, from where he then emigrated to the United States and joined the Salt Lake Community College as a professor. He continues to attend conferences on herbology as a keynote speaker or contributor.

Warfa is also actively involved in the affairs of Somalia and the Somali diaspora, whether as a reconciliator working for the UN and the Somali President or as an activist raising funds for projects such as Hiiraan University.

To provide the leadership needed to bring peace to Somalia,
and show the direction to restore and resurrect Somalia as a nation-state!

Posted on January 24, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: