Fahimo speaks Somali

Gabar cadaan ah oo ay dhalashadeedu ay tahay  Mareykan ayaa waxay si fiican ay ugu hadashaa luqada af Soomaaliga ah iyadoona waliba aysan ka muuqan wax qaladaad ah luqadeeda arrintaas oo ay dad badani oo Soomaali ah ay aad iyo aad ula yaabeen.

Gabartaan oo magaceedu uu yahay Stacy ayaa waxay la baxday magaca Soomaaliyeed kaas oo ah Fahiima iyadoona ay gabrtaas sheegtay inay baratay luqada Soomaaliga ka dib markay in badan ay ku soo dhex nooleyd dad Soomaali ah gaar ahaana magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkaasi Mareykanaka halkaas oo ay ku nool yihiin Soomaali aad iyo aad u fara badan.

Ugu dambeyntiina gabadhaan oo sheegtay in sababta ku kaliftay barashada afka Soomaaliga ay tahay maadaama uu ula muuuqday af qurux badan oo wanaagsan ayaa waxay kale oo ay sheegtay inay ka hesho suugaanta iyo waliba heesaha iyo qaar ka mid ah fanaaniita Soomaaliyeed.

Posted on January 28, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: