Shax cusub oo ladoonayo in Hal sano gumeysi lagu geliyo dalka Soomaaliya. (HOOS KA AKHRI)

Taliyaaniga ayaa dalka Soomaaliya la doonaya Gumaysi cusub, Akhri Aragtida dowladda Taliyaaniga ee Xalka Soomaaliya.

HALKAN KA AKHRI DUKUMINTIGA ISAGOO KU QORAN LUQADA ENGLISH-KA

Italian Non Paper Post Transition In Somalia

Shirka London oo ey isku hirdinayaan Dowladda Talyaaniga iyo Ingiriiska

Rome (Moment Media) – Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Dawlada Talyaaniga Alfredo Mantica ayaa Magaalada Roma ugu yeeray R/wasaare TFG-da Soomaaliya C/waali Gaas.

Afhayeenka Wasaarada Arimada Dibada Talyaaniga ayaa xaqiijiyey in kulamada Maanta loogaga hadli doono dhiiri gelinta Shirka London ka furmi doona  23-ka bisha Feebrayo 2012, iyo doorka Talyaaniga uu ka Qaadan karo qaabeynta iyo tayeynta Ciidanka Dowlada.

Waxaa lagu wadaa in la soo jeediyo in heshiiskii Jabuuti, Kampala iyo Road Mapka loo isticmaalo Hal heshiis oo qurah. Waxaa la raaciyay in iskaashi Ciidan loo abuuro. AMISOM, Ciidamada TFG iyo Kenya.

Waxaa la raaciyay in laga shakisanyahay Road Map-ka oo dana gaar ah ka muuqdaan, in la isku dayo in Road Map-ka lagu baab’iyo Shirka London haddii eey suuragal u muuqato iyo in aan wax lagu kordhin bisha Augusto kadib.

Shirkaan waxaa la saadaalinayaa inuu yahay mid aan Dadka Soomaaliyed dan ugu jirin, balse uu yahay mid ey ku tartamayaan Dowladdaha Talyaaniga, Ingiriiska, Mareykanka, Jarmalka iyo Fransiiska boobka Kheyraadka Dabiiciga ah ee Dalka Soomaaliya.

R/wasaaraha Cabdiwaali Gaas waxaa Rooma loogu yeeray in laga sharciyeesto Bililiqeysiga Kheyraadka Dalka Soomaaliya.

Posted on January 28, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: