M/weyne Shariif oo munaasabad sanadguuro loogu qabtay mag. Muqdisho

 Munaasabad balaaran oo loogu dabaaldegayay sanadguuradii sadexaad ee ka soo wareegatay markuu xilka qabtay m/weynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa maanta lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.


Xafladdan oo uu soo abaabulay maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin sarsare, saraakiil , xildhibaano, maamulka sare ee gobolka Banaanir iyo marti-sharaf kale.

Munaasabadda ayaa waxaa hadalo ka jeediyay masuuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan, wasiirka gaashaandhigga Xuseen Carab iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir mudane Tarsan.

M/weyne Shariif ayaa xilka m/weyne loo doortay sanadkii 2009-ka, waxaana sadexdii sano ee uu xilka hayay qabsoomay waxyaabo badan, iyadoona ay inta badan shacabka ku amaanay adkeysiga iyo dhabar-adeyga xilliyadii adkaa ee soo wajahay.

 

Posted on February 1, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: