Faroole & Siilaanyo

Dagaalada ka Socda Buuhoodle ee Gobolka Togdheer,ayaa Mr. Faroole sheegey in Ciidamada SomaliLand ay ku soo xad gudbeen Dhulka Buuhoodle halkaasina ay weeraro ka gaysteen.

C/raxmaan Faroole ayaa ku Tilmaamay in SomaliLand ay waddo dagaal xilli la doonayo in dib u heshiisin guud Dalka nabad loogu soo dabbaalo.

Waxuu kalo sheegey: Maamulka SomaliLand in aysan ka soo qayb gelin Shirka Nabadda Soomaaliya ee London ka furmi doona marba haddii ay sii waddo Dagaaladii, waxuuna ugu baaqay Dawladda Ingiriiska in ay ka reebto Soomaaliland oo aysan soo fariisin Shirka Nabadda Soomaaliya looga hadlayo maadaama ay weli dabada ka sii waddo dagaaladii Sokeeye.

Afhayeen u hadlay Maamuka Siilaanyo Mr. Caynabnuur Cabdi ayaa ku tilmaamay Tororog iyo Afxumo hadalka ka soo yeeray C/raxmaan Faroole, waxuuna intaas raaciyey in Mr. Faroole u ku Caanbaxay Xasuuq Shacab iyo Hurin Coladeed.

Posted on February 10, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: