Inta badan Shaqaalihii Madaxtooyada Soomaaliya oo is Casilay”Xog la helay”.

Sida ay Xog hoose ku heleyso Shabakadda Badweyn Daily News, waxaa is casilay qaar ka mid ah Shaqaalaha Madaxtooyda Soomaaliya. Shaqalaha is Casilay ayaa u badan Xogheynada Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh Axmed.

Inkastoo si Official ah aan loo shaacin iscasilaadda Shaqaalahan oo ay ku jiraan Xubno Sar Sare, haddana Warqadahooda Codsiga iscasilaadda waa loo gudbiyay Madaxweynaha.

Shaqaalaha is Casilay Waxaa ka mid ah Xaaji Saalax oo ahaa Madaxii Shaqaalaha (Chief of Staff), Madaxa Baratakoolka C/llaahi Xeydar iyo Xasan Khaliif oo ah Xogheynta Khaaska ah ee Madaxweyne Shariif.

Sidoo kale waxaan la hubin sida Xogtan sheegeyso in uu is Casilaayo Ninka ah Madaxa Warfaafinta ee Madaxtooyda.

Is Casilaadda Xubnahaan Muhiimka ah ayaa loo sababeynaayaa kadib is faham-waa dhex maray iyaga iyo Madaxweyne Shariif, iyagoo ku andacoonaaya in Madaxweynuhu uusan Talo qaate aheyn.

Waxaa loo maleynaayaa in Maalmaha soo socda ay soo baxdo Iscasilaada Shaqaalahan oo Official ah, sidoo kale waxaa dhici karta in aan la baahin oo la qariyo.

Posted on February 10, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: