Daawo:Waxgaradka Hiiraan Oo Ka Talabixinaya Siyaasada Cakiran Ee Gogoblkaasi. Somali Channel

Posted on February 11, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. 1 Comment.

  1. Dowlada KMG Oo Sheegtay In Dhawaan Ciidamada AMISOM La Geyn Doono Magaalada Baladweyne. Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa dhawaan la geyn doona Magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan halkaas oo ay hadda Maamulaan Ciidamada Dowladda KMG ah, maleeshiyaad degaanka ka soo jeeda iyo Ciidamada dalka Itoobiya.
    Dowladda KMG ah ayaa warkan sheegtay, sida uu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda KMG ah C/samad Calin Maxamud waxaa lagu ballaarin doono gobolkaas howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika oo hadda ku kooban kaliya magaalada muqdisho.Ciidamada Itoobiya ayaa dhawaan sheegay in degaanada ay gacanta ku haayan ku wareejin doonaan Ciidamada Nabad ilaalinta Afrika.
    “Qorshaha noo diyaarka ah ayaa waxaa uu yahay in meel kasta oo laga saaro kooxda al shabaab la geeyo Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika, Magaalada B/weyne waxay noo tahay muhiim in la geeyo ciidankaas”ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda KMG ah ee Somalia.

    Ka hor inta aan Ciidamada AMISOM la geyn Gobolkaas ayaa waxaa loo sameyn doona sida Wasiirku sheegay Maamul ay soo doortan dadka degaanka.

    3 minuti fa · Mi piace

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: