Madaxweyne Shariif oo loogu han jabay in xilka laga qaadi doono

MUQDISHO:- Xildhibaanada baarlamanka Somalida ayaa fariin hajabad ah udiray madaxweynaha Somalia Shariif Sh.Axmed . Kulan ay manta Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka ee dhowaan xilka ka qaaday Shariif Xasan ayey ku weerareen madaxweynaha . Waxaa ay sheergeen in madaxweynuhu uusan dhex dhexad ka aheyn qilaafka labada garab ee baarlamanka somalida .

Qaar kamida  xildhibaanada oo markii uu kulanku soo dhamaday la hadlay saxaafada waxa ay sheegeen in aan loo dul qaadan Karin talaabooyinka uu qaadayo madaxweynaha . Waxa ay yiraahdeen “madaxweynuhu wuxuu la saftay xildhibaanada taabacsan Shariif xasan taasna ma aqbali karno” . “Hadii uu dhex dhexaad ka noqon waayo waxaan ka qaadi doona xilka madaxtinimada ayey ku goodiyeen xildhibinadas. Wax yaabaha ay madaxweynaha ku eedeyeen waxaa kamida in uu hor istaagay qorshe Augustine Mahiga lagu horkeeni lahaa baarlamanka Somalia.

Posted on February 11, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: