Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in faroole yahay madax waynaha Soomaaliya la yaabka aduunka.

Ra,iisul was are C/Wali Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka wadatashiga ee Garawe ka sheegay in uu Faroole yahay madax waynaha umada Soomaaliyeed taasoo ka yaabisay dadkii kasoo qayb galay shirka iyo dhamaan umada Soomaaliyeed oo ka dhagaysatay idaacada wadanka ka howl gala sida tan qaranka Radiomuqdisho.net halkan ka dhagayso khubdaas uu ku hadlay ra,iisul wasaaraha.

Arintaan ayaa ah mid la yaab leh ayadoo wadanku madax wayne leeyahay in nin kale lagu magacaabo madax waynihii qaranka tasoo ku tusaysa in ra,iisul wasaraha Faroole u haysto madax waynihii qaranka asagoo si cad u sheeegay oon gabasho lahayn.

Dhanka kale dadka ku xeel dheer siyaasada iyo dowlada nimada ayaa sheegay dhibka haysta madax dowlada markay khudbaynayaan aysan jirin cid soo qor ama ka tafatirta tasoo keenta gafaf dhan walba leh ayadoo madaxda aduunka khudbadaha loo qoro si loo ilaalisho sharafta mas uuliyiinta aysan sumcad daro u keenin dadkooda iyo wadanka intaba.

Posted on February 16, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: