FARMAAJO oo laga cabsi qabo in Maxkamad Caalami lasoo Taago”War Culus

Warar hoose oo aan helnay ayaa shegaya in Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya mudane Shariif Xasan sheekh Aadan dacwad kadhan ah Ra’isulwasaarihii hore Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo ugudbiye Midowga Africa iyo qaramada midoobe waxaana arinkaan noo xaqiijiye xildhibaanada sida aadka ugu dhow dhow shariif xasan.

Shariif xasan ayaa waraaqdiisa ku qoray ashtako kadhan ah Farmaajo waxaana oo sheegay in khilaafka barlamaanka xiligaan kadhex taagan oo wado asaga isla markaa xildhibaanada kharashaad aad u farabadan kubixiyo sidi loo kale qeybin lahaa.

Waxa oo kale oo sheegay in dhibaato xoogan kuhaayo hirgelinta Roap Mapka isla markaa caqabado farabadan kahordhigo waxaana oo hoosta kaxariiqay in xiligaan oo wado qorshayaal shacabka soomaaliyeed wax xun laga fahansiinaayo shirka kadhacaayo bisha soo socota 23 magaalada London.

Ugu danbeyntii arinkaan ayaa imaaneyso xili Farmaajo kusuganaay dalka Sweden halkaas oo kulamo kula leeyahe aqoonyahano somaliyeed asagoo kawarbixiye shirka kadhacaayo London oo kusheegay in soomaalida wax dan ugu jirin waxayna imaneysaa ayadaoo Farmaajo lagu war geliye in aan siyaasada soomaalida faraha lasoo geli karin isla markaa dalka oo isaga tago lagu soo hishiiye Magaalada Kampalla ee dalka Ugandha waxaana laga yabaa in qaramada midoobe iyo Midow-ga africa maxkamad soo tagaan farmaajo hadii kuhelaan edeymahaan.

Source: ogaalka

Posted on March 3, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: