DAAWO VEDIO: Khudbadii Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan C/Fataax X. Afrax oo Maanta lagu Magacaabay Wareegtada Madaxweynaha DKMG ah

Muqdisho March 11th, 2012  –  (MMG) Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa khudbadii uu maanta jeediyey gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax oo maanta loo magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka ka dib wareegto maanta ka soo baxday xafiiska madaxweynahaDKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

C/fataax Xasan Afrax oo horey u ahaa madaxweynaha maamulkii la baxay Dooxada Shabeelle ayaa loo magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan.

Wareegtada ayaa sidoo kale lagu magacaabay afar gudoomiye ku xigeen oo lashaqeyn doonta gudoomiyaha kuwaasoo kala ah;

1- Cadaawe Cilmi Nuur-  Gudoomiye ku xigeenka arimaha siyaasadda

2- Xuseen  Maxamed – Gudoomiye ku xigeenka arimaha maamulka

3- Maxamed Macalin Yuusuf – gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada

4- Axmed Cismaan Cabdalla- Gudoomiye ku xigeenka nabadgelyada

Haddaba markii wareegtada madaxweynaha lagu dhawaqay ka dib ayaa waxaa goobta lagu magacaabay maamulka oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha gudaha iyo xildhibaano khudbad ka jeediyey C/fataax Xasan Afrax oo ah gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir.

Posted on March 12, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. 1 Comment.

  1. Somali government appoints new administration for Hiiraan region

    Sunday, March 11, 2012 Somalia’s president Sharif Shiekh Ahmed appointed new administration for the strategic central region of Hiiraan.
    After days of consultations with section of MPs and intellectuals from the region, Somali government announced the new administration at a ceremony held in Mogadishu.

    The new appointed governer of Hiiraan is Abdifatah Hassan Afrah who was the leader of local administration known as Dohada Shabelle and controls most of Beledweyne with the assistance of Ethiopian troops.

    Talking to Hiiraan Online, the new governor hailed president Sharif’s move to appoint him promising to carry out his duties competently.

    Four other governor deputies were also appointed, while the city mayor post was given to Osman Barre Mohamed.

    The ceremony was attended by government ministers,members of parliament,intellectuals and traditionals leaders of Hiiraan.

    Since Hiiraan was captured from Alshabab late 31 December 2011 , Somalia’s government was promising to form an administration for the region to avoid power vacuum.

    Residents in Beledweyne say normal life is returning in the city after years of Alshabab control but security situation is still precarious.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: