WAR KA SOO BAXAY GUDIGA SARE ILAALINTA KARAAMADA IYO SHARAFTA SACAD

Mar 27th, 2012

UJ = Ka Jawaabid Warkii Shariif iyo Kooxdiisa ka soo yeeray. Kadib Markii Cabdullahi Yuusuf laga Dejiyay Garoonka Dayaaradaha Gaalkacyo.  Sharif Wuxuu Ku Dhawaaqay in Garoonka loogu Magac daro Cabdullahi Yuusuf.

  • 1.  Arinkaasi wa Qalad War uusan Ka Fiirsan ayuu ku dhawaaqay.
  • 2.  Taasi Waa Isku Dir iyo Dagaal Cusub oo ka Bilaawdo Gobolka Mudug.
  • 3.  Waxeey doonayaan Shariif iyo Kooxdiisa inay Barakiciyaan umadda Gayigaasi Degan.
  • 4.  Waxaan u sheegeeynaa Shariif iyo Kooxdiisa in Degaanka Garoonka Galkacyo  uu yahay Deegan “Sacad” Man ogolaaneeyno Mana yeeleeyno. Hagardaamada ay Maleegayaan Shariif iyo Kooxdiisa Taagta daran.
  • 5.  Warka ka soo yeeray Shariif iyo Kooxdiisa waa hagardaamo iyo marin habaabin leysaga hor keenayo laba umadood oo deris waanag ka dhexeeyo waana ognahay ujeedada ka dambaysa.
  • 6.  Sidaa hadeey ku Socotana waxaa ka Imaan Doono Cawaaqib xumo.
  • 7.  Shariif iyo Kooxdiisa Deegaan Sacad Leeyahay Kuma Takri Fali Karaan inta wiil Sacad Nool yahay.
  • 8.  Sheey aadan xaq  uu laheyn, Sheegashadiisa waa sharaf daro

Shariif iyo Kooxdiisa hadeey doonayaan inay nin Quruxsadaan, Jowhar,Biyo Cadde, Xaaji Cali iyo Ceelbaraf taalo ha ugu sameeyo.

Qore

Muse Sheikhalin Gulled

(Afhayenka Gudiga sare Ilaalinta Karaameda iyo Sharafta Sacad)

Posted on March 28, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: