Ugaaska Beesha SADE oo laga soo dhaweeyay Oslo, Norway

Ugaaska beesha SADE Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ee dhawaan lagu caleemo-saaray magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa laga soo dhaweeyay casimadda dalka Norway ee Oslo.

Xaflad aad u heer sareysa oo ay soo agaasimeen jaaliyadda beesha SADE ee Norway ayaa waxaa lagu casuumay dhamaan beelaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Oslo, waxaana lagu soo dhaweeyay caleemosaarka Ugaaska da`da yar ee beesha Sade yeelatay.

DAAWO FILMKA XAFLADDA:

Waxgaradka, Odayaasha iyo dhamaan inta ka hadashay xafladda ayaa duco iyo guubaabo u diray Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi, waxaana ay ilaahay uga baryeen in uu noqdo kii wax tara dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa.

Ugaaska cusub ayaa badalay Ugaaskii sanadkii tagay (2011) geeriyooday ee ay beeshu laheyd “UGAAS CUMAR UGAAS XIRSI”.

NB:Taariikhda Ugaaska iyo khudbadaha xafladda ka daawo filmka kore.

calankasomalia Moment Media Group

Posted on April 17, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: