Fadeexadii Faroole & Caalin Dubai

Alow ceeb looma dhinta, Faroole maxaa ka qaldan? Xagee laga xukumaa Maskaxdiisa?? Kuu sheekeeye kaa sheekeye hala sheekeeysan.

Faroole waxaa uu yimid Dubai asaga oo damaciisu yahay in uu ku fadhiisto kursiga Madaxweeynaha Somalia Shirkii loogu hadlayay burcadbadeeda Somalia balse waxaa la fadhiisiyay kuraasta gadaale ee martida ka soo qeeybgashay Shirka la fadhiisiyo.

Waxuu dalbaday in loola dhaqmo sidii Madaxweeyne, waxaase diiday ciidamada muqaabaraadka ee Imaaraadka, intaas waxaa aay aheeyd naruuro, waxaa dhacday gabagabadii shirkii Somali & Somaliland ee Siilaanyo iyo Shariif ayuu mar uun is iloobay kursigana ka soo kacay asaga oo ku dhawaaqaya Anigana la madaxweeyne ayaan ahay Shariif  balse dib ayaa kursiga looga celiyay sida aad ka arkeeysaan sawirka halka Caalin u muuqda nin lahaa damaca Faroole  oo kale ayaa kursiga hoos isgu dhajiyay  markii uu arkay qaabka Faroole loola dhaqmay.

DAAWO VIDEO

Posted on July 2, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: