Farmaajo oo Taako Adag loo dhigay”Habeenkii Xalay Gurigiisa lagu Xanibay

 

July 2, 2012 – Warar hoose aan heleyno xiligaan ayaa shegaya in Ra’isulwasaarihii hore Somaliya maxamed Cabdulaahi Farmaajo  ayaa shegaya in xaalad culeys kasoo wajahay Dowlada kenya kadib markii maalmihi ugu danbeyse waday olole siyaasadeed.

Farmaajo aya lagu waday in habeenkii xalay oo kaqeyb galo xaflad weyn oo soo agaasime taso kasoo qeyb galeen masuuliyiin farabadan fanaaniinta Kooxda qeylo dhaan iyo waayaha cusub waxayna kadhaceyse Xaafada islii ayadoo saacadihi ugu danbeyse dadka lagu war geliye in aan kasoo qeyb geli karin Farmaajo.

Shabakada badweyn aya axog dheere karaadisay arimaha dibu dhaca ku keenay arintaasi waxaana soo helnay xog shegeyso in farmaajo waraaq digniin kasoo gaartay dowlada kenya kasoo baxday xafiiska wasaarada arimaha iyo gudaha iyo amaanka waxaan alsheegay in aad kaqeyb geli karin xaflada ame olole siyaasadeed kabilabi karin gudaha kenya.

Xogtaasi ayaa siiraacineyso in farmaajo doonaaye in oo kale hadlo Dadka madaama oo soo bandhigaaye olole siyaasadeed oo damacsanyahe in oo ka qeyb galo doorashada dhici dhici doonta bisha Agoosta oo fooda nagu soo heyso.

Arintaani aya niyad jab xoogan ku noqoneyso Ra’isulwasaarihi hore somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo tageero xoogan kuleh bulshada somaliyeed iyo waliba caalamka waxayna tani dhaawaceysaa damaciisa siyaasadeed.

Waraaqdaan siyaasadeed losoo gudbiye Farmaajo aya lasheegay in kolkii hore wasaarada arimaha gudaha u gudbiyeen dowlada KMG Somaliya gaar ahaan safiirka somaliya ee kenya waxaan alsheegay in oo qaban doono xaflad oo ku qal qal gelinaayo dowlada somaliya iyo hididiilada xiligaan aksocota gudaha somaliya.

Posted on July 2, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: