Sidee looga xusay 1 Luulyo Oslo, Norway

Sanad-guurada 52-aad ee maalinta xoriyadda Soomaaliya ee 1-Luulyo ayaa si weyn looga xusay caasimadda dalka Norway ee Oslo.

Munaasabadda 1-Luulyo ee sanadkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/samad Maxamuud Xassan iyo taliyaha waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, C/laahi Gaafoow Maxamuud oo howlo shaqo u joogay dalka Norway.

DAAWO FILMKA:

Xafladdan ayaa waxaa sanad walba soo qaban-qaabiya Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee Norway, iyadoona marba marka ka dambeysa ay ka sii weynaaneyso kana quruxbadnaaneyso sidii hore.

Warbaahinta Calanka ayaa goobta xafladda kula kulantay soomaali badan oo dibadda iyo gobolada Norway ugu yimid sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen dabaaldegga 1-Luulyo ee Oslo.

Soomaalida Norway ayaa galay kaalinta koowaad ee qurbajoogta si weyn u xusta maalinta xornimada Soomaaliya ee 1-Luulyo.

Moment Media Group













































































 Calanka Somalia  :Moment Media Group

Posted on July 5, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: