Fadeexad Faroole ka soo wajahay shirkii Kenya, markii uu isku dayey inuu la kulmo Hillary Clinton

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa hungo & weji gabax kala kulmay, markii uu codsiyo is daba joog ah u gudbiyey howl-wadeenada safaaradda Mareykanka ee Nairobi, oo uu ka codsaday inuu la kulmo xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Hillary Clinton.

“Faroole waxaa laga soo xigtay “Waxaan rabaa inaan si gooni ah ula faqo Clinton, si aan uga warbixiyo horumarka ay gaartay Puntland” hasse ahaatee waxaa codsigaasi ku gacan seyray ilaaladii Clinton oo u sheegay Faroole in aysan u qorsheysneyn wax kulamo ah oo ay la qaadato Faroole.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in Faroole uu u dhaqmayey sidii isagoo ah madaxweynaha Soomaaliya, hasse ahaatee saraakiishii ilaaladda ay ku yiraahdaan xuduudaada ha soo dhaafin.

Posted on August 6, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: