Appeal by 70 pro-Ukrainian German intellectuals

 19 novembre 2022 “Il dovere morale” dei cittadini e “la tutela degli interessi” della Germania sono una cosa sola. E’ il messaggio centrale di un nuovo appello a favore dell’Ucraina lanciato da 70 intellettuali – tedeschi e dell’Europa centro-orientale – dal sito web del Zentrum Liberale Moderne (Zlm), think tank berlinese fondato nel 2017 dai Verdi Marieluise Beck e Ralf Fücks. L’appello è rivolto al governo federale, al mondo delle associazioni, alle città e alle imprese come anche ai semplici cittadini: perché tutti possono fare qualcosa a favore dell’ex Repubblica sovietica aggredita dalla Russia.

Read the rest of this entry

Farmaajo oo rikoor u dhigay madaxdii ka horreysay 

Wuxuu dadaal xooggan ku bixinaya in doorashooyinku dib u dhacaan, si uu muddo intaan ka badan uu ugu sii jiro Madaxtooyada.Wararka PenDrIbrahim online
18 October 2021
.

Read the rest of this entry

Maxaa dagaalyahankan Soomaaliga ah loogu sharfay Talyaaniga?

Maxaa dagaalyahankan Soomaaliga ah loogu sharfay Talyaaniga?
August 23, 2020
Taxanaheennii warqadaha aynu ka helno weriyayaasha Afrikaanka ah ayaa Ismaaciil Caynaanshe waxa uu ku eegayaa sida ay qaar ka mida Talyaanigu ay u qiimaynayaan gumaysigoodii hore ee Afrika.

Maamulka degmada ee Magaalada Roma ayaa horraantii bishan ugu magac daray xarun istaan ama boosteejo u ah tareen oo laga dhisayo magaalada caasimadda Talyaaniga, sii loogu sharfo Giorgio Marincol, oo ahaa Talyaani-Soomaali ah oo qayb ka ahaa xoogaggii Talyaaniga.

Waxaa la dilay markii uu jiray 21 sano isagoo ka saaraya ciidamada Naziga oo rasaas ku furey bar koontarool 4tii Meey 1945, laba maalmood kadib markii Jarmalku si rasmi ah u hareereeyey Talyaaniga dhammaadkii Dagaalkii Labaad ee Adduunka.

Istaankan, oo hadda dhismihiisu socdo, ayaa lagu magacaabi jiray Amba Aradam-Ipponio – oo loo tixraacayo olole Talyaani ah oo ka dhacay Itoobiya sanadkii 1936 markii ay xoogagga fallaagada ahi si naxariis darro ah u sii daayeen hub dhanka kiimikada ah, isla markaana ay ka geysteen dambiyo dagaal, dagaalkii caanka ahaa ee Amba Aradam.

Battle of Amba Aradam illustrated by Achille Beltrame, which appeared in La Domenica del Corriere, 1 March 1936
Magaca bedDelidan ayaa timid kaddib olole la bilaabay bishii Juun, kaas oo daba socda banaanbaxyadii Black Lives Matter ee daafaha dunida qabsadady ka dib dilkii booliiska Mareykanka u geystteen George Floyd.

Waxaa bilaabay saxafiga Massimiliano Coccia, waxaa taageeray dhaqdhaqaaqayaasha Black Lives Matter, suxufiyiin kale iyo qoraayada Talyaani-Soomaali ah Igiabo Scego iyo wiil uu adeer yahay, qoraagii Antar Marincola.

Dadka u ololeynayey ayaa ugu horreyn boodh dul dhigay xaruntan tareenka iyagoo sheegayey in aan goob noocan ah lagu magacaabi karin “dulmi” isla markaana ay ku riixayaan in looga magac daro Marincola, si loo xasuusto noloshiisii cajiibka ahayd.

Ashkiro Hassan and her son Giorgio in Somalia, circa 1925
Waxaa loo yaqaanaa “partigiano neroor” ama “halgamaagii madoobaa” wuxuuna xubin firfircoon ka ahaa iska caabintaas.

Sannadkii 1953-dii waxaa si sharaf leh loo gudoonsiiyey taliskii millatari ee ugu sarreeyay ee Talyaanigii, Medaglia d’Oro al Valor Militare, iyada oo lagu aqoonsanayo dadaalkiisa iyo hiigsigii sarreeyey ee uu sameeyay.

Marincola wuxuu ku dhashay 1923 Mahaddaay, oo ah magaalo ku taal Webiga Shabeelle, waqooyiga Muqdisho, waagii horena loo yaqaanay Italian Somaliland.

Read the rest of this entry

Taariikhda ummadda yaan laga been sheegin

Taariikhda ummadda yaan laga been sheegin

0D472E10-3D5E-4DFB-9B48-C8D69AD3C8F0
Moment Media Ethics May 15 -2020 –  – Taariikhkasta oo dal iyo dad leeyahay waa shay aad iyo aad qaali u ah xiligii ay dhacday ilaa xiliga hadba lajoogo waa midaan la qarin Karin ujeedkasta halaga lahaadee haddii cidi isku daydo in ay boorka ku duugto cidkalaa Alle u baxshaa oo boorka ka jafta. Haddaba waxaan rabaa in aan yara iftiimiyo taariikh ay ummadda soomaaliyeed guud ahaan leedahay gaar ahaan Gobollada Waqooyi ee soomaliya taas oo ah maalintii ay xoroobeen Goboladda Waqooyiga soomaliya 26-ka June laakiin ay isku dayayaan koox yar oo waqooyiga dega in ay muran iyo mugdi galiyaan taariikhdaas kuna badelaan gacan ku samays.
26-ka June waa maalin qiimo weyn ugu fadhida ummadda Soomaaliyeed, waa maalintii ay ummadda Soomaaliyeed dhadhamiyeen macaanka xornimada, waa maalintii lagu dhawaaqay Magaca Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ah waddan madax bannaan,waa maalintii heeryadii 1887dii ingiriisku saaray ummadda soomaaliyeed ay iska rideen , waa markii ugu horeeysay oo si xornimo leh gobanimo dhab ah, karaamo ummadeed iyo sharaf uu calankeena waa calanka baluuga ah oo dhexda kaga taalo xidigtii na tirineysay, WAQOOYI, KOOFUR, JABUUTI, NFD, SOMALI …ka dul babaday dhulkii waqooyiga taasoo micnaheed yahay hanasho xoriyad iyo dhadhaminta macaanka miraha xoriyadda oo ku baxay dhiigii iyo maalkii somaalidii xalaasha aheyd oo eey horseedka kaahaayeen geesiyaashii xoogagii daraawiishta Somaaliyeed halyeey Sayid Maxamed Cabdulle Xasan hogaaminayey oo aqlabiyadoodu ka soo jeedeen ama u dhasheen degaamada Maamul Gololeedka Khaaatumo hooyga xoriyada iyo karaamadda.

Xoriyaddu maahan sheeko iyo sheey la dhayalsan karo, Xoriyadda ama madax banaanida waa sheey muhiim ah laguna tilmaamo dhalashada ummadeed, hanashadda maqaamkooda jiritaaneed, iyo qaranimadooda oo loo soo maray halgan kharaar oo naf iyo maalba loo soo huray,geesiyaal halyeeyo ah god u galeen, qaarkalena kalakulmeen dhaawacyo iyo dhibaatooyin xad dhaaf ahaa kuwo ku muteen masaafuris iyo ka dheereenta dalkooda, dadkooda iyo qoysaskoodaba, halka kuwo kale oo badana kala kulmeen dhacida hantidooda qaaliga aheyd waxaas oo dhanwaxaa ka qaalisan hanashadda dhalinta xoriyadda qaaliga ah guud ahaanba geyigan somaaliyeed u iftiintay 26 kii Jun 1960-kii.
Akhristoow waxaa xusid muddan in xoriyadii aynu ku naaloonay 26_kii June maanta ay dad isku dayayaan in ay ku badelaan maalin aan la garanayn cida xoriyadada qaadatay iyo cida ay ka qaateen oo guumaysatay (18 may) balse aan ku tilmaami karno maalin qabiil asteeysteen.
Qayb ka tirsan waqooyiga soomaaliyana dadkii lagu mashquuliyey maalin xornimo in la qaatay lagu tilmaamay meel ay taariikhda ummada soomaaliyeed iyo tan caalamkana kaga qoran tahayna ay san jirin.
Waxaa arin lalayaabo ah xiligaagan ummaduhu beegsadeen horumarka caalamkiina laga dhigay qaryo yar oo aan waxba isku seeganayn in ummad dhan laga dhaadhiciyo ilmuhu labo jeer buu dhashaa oo loo durbaan dutumo taas oo aan uga jeedo in qayb ka mid ah dadka waqooyiga soomaaliya degan la yiri xornimo waxaad qaadateen 26-kii june mar labaadna waxaad dhalateen oo xoriyad qaadateen 18 may nin adduunjoogoow maxaa aragti kuu laaban.
Haddaba dadka laga dhaadhiciyey 18 May Hoos ka daawo masawirada qaybta 1aad. – Masawirada Xaflada Somaliland Qaybta 2aad in ay tahay maalin qaran oo la marin habaabiyey waxaan u sheegaynaa in ay san gobolada waqooyi ee soomaliya laba jeer ay san xornimo qaadan maalmaha qaranna ay san ka mid ahayn taariikhdaas gacan ku samayska ah balse waxaan leenahay haddii 18 may tahay maalintii la asaasay maamul goboleedka Somaliland oo ay lamid tahay 16 Janaayo ee M Goboleedka Khaatumo, 14 Ogosto ee M Goboleedka Galmudug, 1 Ogosto ee M Goboleedka Puntland iyo 15 May M Goboleedka da’ ada yar ee Jubbaland hanbalyo xuskiina maalinta 18 may dadka shacabkana sidaaas haloogu cadeeyo runtana haloogu sheego in waxa ay u dabaadagayaan ayasan ahayn maalin qaran ama maalin xoriyad la qaatay.
Waxaa arin laga xumaado ah in taariikh dhan oo ummadeed ay isku dayaan in ay daboolaan rag yar oo siyaasiyiin sheeganaya raadinayana manasab siyaasadeed in ay ku gaaraan danta shacabka ayagoo shacabka u balan qaadaya in ay u keeni doonaan oo wadadaan ku heli doonaan sadbursi iyo mudnaan dheeraad ah oo aysan soomaalida inteed kale haysan waar hooy ka joogo arinku waa sal balaaran yahay.
E4400147-E3D7-4A51-8DE5-181D7246CDAAGuul Soomaaliya oo Mid ah oo Awood
Gunaanud
Maalintaas qaran ee ay Gobolada waqooyi ee soomaliya xoriyadda qaateen maahan mid ciyaar ciyaar ku timid madaxa yo qoyanaa baa u qalalay darted, hooyo iyo aabe farabadan baa u gablamay si ay macaanka xornimada u dhadhanshaan, sifud hadii ay ku imaan lahayd sid fududna way ku tagi lahayd sidaa daraadeed ummadda soomaaliyeed meelkasto ay joogaan waxaan kula dardaar mayaa adkaynta midnimadda iyo malmahii ay naftooda u soo hureen,
Akhristoow waxaa Xusid muddan in Xoriyadii aynu ku naaloonay 26_kii June maanta ay dad isku dayayaan in ay ku badelaan maalin aan la garanayn cida xoriyadada qaadatay iyo cida ay ka qaateen oo guumaysatay (18 may) balse aan ku tilmaami karno 18 may tahay maalintii la asaasay maamul goboleedka Somaliland.
E2E083C0-42EA-4D58-899D-73EE7717DEDC

CFCD1A45-6CA6-40A0-A8B2-C5547AC6B7AC

6D0BC1BE-20B1-4AC4-A4A4-62B5CEBF5EEF

Israeli scientists: ‘In a few weeks, we will have coronavirus vaccine’

Israeli scientists: ‘In a few weeks, we will have coronavirus vaccine’

Once the vaccine is developed, it will take at least 90 days to complete the regulatory process and potentially more to enter the marketplace.

Israeli scientists are on the cusp of developing the first vaccine against the novel coronavirus, according to Science and Technology Minister Ofir Akunis. If all goes as planned, the vaccine could be ready within a few weeks and available in 90 days, according to a release.“Congratulations to MIGAL [The Galilee Research Institute] on this exciting breakthrough,” Akunis said. “I am confident there will be further rapid progress, enabling us to provide a needed response to the grave global COVID-19 threat,” Akunis said, referring to the disease caused by the novel coronavirus.For the past four years, a team of MIGAL scientists has been developing a vaccine against infectious bronchitis virus (IBV), which causes a bronchial disease affecting poultry. The effectiveness of the vaccine has been proven in preclinical trials carried out at the Veterinary Institute.MIGAL is located in the Galilee.“Our basic concept was to develop the technology and not specifically a vaccine for this kind or that kind of virus,” said Dr. Chen Katz, MIGAL’s biotechnology group leader. “The scientific framework for the vaccine is based on a new protein expression vector, which forms and secretes a chimeric soluble protein that delivers the viral antigen into mucosal tissues by self-activated endocytosis, causing the body to form antibodies against the virus.”

BEE2F3F2-6801-4A63-BCCA-AD6EB2A91BDF

MIGAL laboratory (Photo Credit: Lior Journo)Endocytosis is a cellular process in which substances are brought into a cell by surrounding the material with cell membrane, forming a vesicle containing the ingested material.

Da Israele un vaccino contro il CoronaVirus

B7609EE5-8A20-4A26-9015-874F9AF13477

Igu Sawir

Hate, Hearts and Minds: “Creating an Ethiopia That is Second to None in Its Guarantee of Freedom of Expression” (Part I)

 

Hate, Hearts and Minds: “Creating an Ethiopia That is Second to None in Its Guarantee of Freedom of Expression” (Part I)
Posted in Moment RESEARCH Consultancy On December 22, 2019
6CDF2379-8781-403F-95F1-0B19D500CAD7

“We are creating an Ethiopia that is second to none in its guarantee of freedom of expression. We should avoid the path of extremism and division, powered by the politics of exclusion. Our accord hangs in the balance of inclusive politics.

The evangelists of hate and division are wreaking havoc in our society using social media. They are preaching the gospel of revenge and retribution on the airwaves.

Together, we must neutralize the toxin of hatred by creating a civic culture of consensus-based democracy, inclusivity, civility, and tolerance based on Medemer principles.

The art of building peace is a synergistic process to change hearts, minds, beliefs and attitudes, that never ceases.

— H.E. Prime Minister Dr. Abiy Ahmed, Nobel Peace Prize Lecture, December 10, 2015

Author’s Note: Last week, David Kaye, the United Nations Special Rapporteur on the right to freedom of opinion and expression issued an “End of Mission Statement” [hereinafter “preliminary report”] on the “situation of freedom of opinion and expression in Ethiopia today.” This was the first time since 2006 the U.N. rapporteur had been invited to enter Ethiopia to do an assessment.

Read the rest of this entry

A Society Ravaged by Emotional Instability Instead The Rule of Law.

 

15464BDF-3054-4F78-AFC8-32A2753297FCPenDrIbrahim Economisr
Thursday, December 19, 2019

My conscious, as a result of my upbringings drives me to engage the discourse in my society, Somalia. Neither tribalism nor short gains at the expense of the greater good hijack my outlook. Therefore, I am the deputy of my own consciousness. Furthermore, I have the anticipated experience as I reach close to sixty years to express the national malaise of the country. Therefore, undertakings of a conscientious person can connect the strings of our historical making that made us fail. As an elder I have seen many upheavals during my lifetime. The trademark of our society has long since been having corrupted governments, coup d’état, big regional war, an authoritarian regime, and ultimately a civil war which lasted for a quarter of a century. These facts spilt the nation down into swaths of tribal fiefdoms. All of these, stemmed out the culture of our governance which can’t give the system a boost to evolve but keep it repugnant and stagnant.
Without notice, the successive governance in Somalia had reduced the state of people’s extreme disillusion about what it means to have a good government. The result became the birth of a monstrous society. Chaos, aloofness, and uncertainty became normalcy. Cynical views shadowed the livelihood of the mass. Political paranoia with driven agenda for conflict prevailed over reason and dialog. Political gangsterism, corruption and culture of patronage along the boom of few big businesses ran by religious fanatics and corrupted officials dominated the economic life of the country. People felt their revolution that toppled the long sitting government was insulted. The prophecy for heavenly fought against the authoritarian regime has been surely wasted. This made us a depressed society. This stated narrative firmly raises questions about how to navigate the never-ending route to better the society.

Read the rest of this entry

Have you ever tried Kenyan food? These Kenyan Beef Samosas are a family recipe from one of our very own Tasty producers!

Waa natiijo wanaagsan in xiriir uu dhex maro Israel iyo Soomaaliya (Faallo)

 

Waa natiijo wanaagsan in xiriir uu dhex maro Israel iyo Soomaaliya (Faallo)


Wakhtiyadan dambe waxaa uu adduunku isu beddelay mid ay xoogaystaan is-baahaysiga siyaasaddeed iyo midka dhaqaale, waxa intaas sii dheer in qaar ka mid ah is baahaysiyadu ay noqdeen kuwo qarsoodi ah sababo la xadhiidha tix-gelinta cilaaqaadka waddamo soo jiray, oo waddamada qaarkood oo saaxiibbo ah ayaa u kala dhuunta waddamo si uusan saxiibkiis uuga xumaan xidhiidhka uu la sameeyay waddan aysan hore uula ahayn hishiis labadooduba.

Dabo-marka xulafaysiga siyaasaddeed waa kuwo aay inta badan caan ku noqdeen waddamada carbeed oo siday u kala dhuumanayeen uugu dambayn heer gaadhay in ay hal miis isugu tagaan dhowar waddan oo carbeed oo midkoodba midka kale ka dhuumanaayay. 

Hayaanka siyaasaddeed ee loo kala dhuumanaayo ayaa ku wajahan waddanka “Israel” oo ay muddo ka hor carabtu isku Af-garteen in aan wax xidhiidh ah waddankaas lala samayn, ka dib guhaadintii ummadda reer “Falastiin” ee ay israel kula kacday. 

Waxaa cad oo aan shaki ku jirin in waddamada carabta kuwooda uugu tunka-weyni daaha dabatiisa ay Israel kala xaajoodaan arrimohooda amni iyo dhaqaale, kuwaas oo Afka ciidda u soo marsada waddamadii yaryaraa ee ay ku midaysnaayeen magaca “Midowga Carabta” oo ay isaga dhigaan kuwo aan aduunkaba ku lahayn cadow aan ahayn Israel. 

Siyaasaddan been-guurista ah ayaa lugu sifayn karaa in ay waddamadaasi dusha saarteen taaj aan ceeb lahayn, oo isku sifiyeeyay kuwo markasta addeecsan dawladda Israel, Dhagar-qabayaalna ay ka dhigeen waddamada yar yar ee ay hoggaanka u hayaan. 

Bilowgii sannadkan 2019 bishii January, ayay ahayd markii madaxda sadexda waddan ee Sucuudi, Immaarad iyo masar ay kulan qarsoodi ah la yeesheen madaxa hay’adda sirdoonka mossad ee Israel ninka lugu magacaabo “ yossi cohan” kulankan oo ahaa mid laba mar ka kala dhacay magalada Riyaad iyo Dubay ayaa la sheegay in ay kaga xaajoodeen sidii ay u wajihilahayeen waddanka turkiga iyo weliba Arrimo kale oo aan la shaacin, waa sida uu qoray wargeeyska “ the Middle East Eye”

Waxa kale oo jira xidhiidho aan qarsoonnayn oo ay waddamada carabta kuwooda uugu tunka-weyni kaga helaan tageero waddanka Israel dhinaca

amniga, go’aaminta talooyinka dhaqaalaha iyo midda siyasaddeedba.  Waana sababta ay inta badan ay waddamadaasi la taliyaayaal sarsare uuga dhigtaan khubaro ka soo jeeda Israel, kuwaas oo inta badan ah kuwo la qariyo, qarkoodna laga dhigo kuwo aan shaqo ku lahayn. 

Dhowaan ayay ahayd markii ninka Yuuhuudiga ah ee la taliyaha dhinaca siyaasadda u ah boqorka baxrayn uu daaha ka qaaday in ay jiraan isu dhowaansho weeyn oo ka dhexaysa waddamada carabta qaarkood, isaga oo farta ku fiiqay waddanka Sucuudiga. Ninkan oo lugu magcaabo “meccharran” la taliyena u ah boqorka baxrayn waxa uu sheegay in waddamadaasi ay danaynayaan is kaashi dhex marara iyaga iyo Israel kaas oo ku qotoma dhinacyada dhaqaalaha iyo weliba amniga. 

Bishii December 2017 ayay ahayd markii uu Ra’isal wasaraha Israel ee Netenyahu uu damcay in uu kulan la yeesho madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo oo markaas ku sugnaa magaalada Nairobi, Kenya oo markaa uu shir uuga socday madaxda waddamada Afrika, balse uugu dambayn uu madaxweyne farmaajo diiday kulankaas. 

Haddaba iyada oo ay jiraan intaas oo wada shaqayn oo daaha dabadiisa ah, soomaliyana ay ka mid tahay waddamada sida cad uuga soo hor-jeeda jiritaanka iyo xidhiidhka Israel waxaan u arkaa in ay tahay midda keliya ee maanta u baahan in dib looga laabto, lana eego xidhiidh la samaysashada Israel dhinacyada amniga iyo weliba dhaqaalaha. 

Markaad eegto dhinaca war-doonka iyo weliba qaybaha kale ee awooddaha ciidamada, waxa ay israel ka mid tahay waddamada uugu horreeya wakhtigan, waana sababta keentay in ay carrabi u kala dhuumato. 

Israel ayaa iyada naftigeedu u aragta xidhiidhka soomaliya in uu u noqonkaro guul weeyn oo ay gaadhto, taas oo ka dhiganaysa natiijadii uugu dambaysay ee ay ka gaadhto Geeska Africa, waana fursad ay gaadhtay oo u noqnaysa mid ay kula tartanto quwadaha ku hirdaamaaya geeskan Africa. 

Dhanka kale Soomaaliya oo la taabalaysan dagaallo ma hadhto ah uuna baahan gacan ka run sheegta nabad soo dabbaalidda soomaliya, waxaan dhihikarnaa Israel oo lala sameeya is kaashi dhinaca sirdoonka iyo ciidanka ah waa midda keliya oo xaqiijinkarta in meesha laga saaro sheekeeda ay wadaan waddamo badan oo ah “qawda maqashii waxna ha u qaban” 

Aniga oo og in soomalida inteeda badan ay u arkaan wax aan caqliga gelin ama ah mucjiso aan la arag in xidhiidh lala sameeyo Israel, haddana waa mid aad u fudud weliba ayna Israel naftigeedu muddo gambadh gaaban uugu fadhiday siday xidhiidh uula yeelanlahayd Soomaaliya. 

Haddii aynu taakulo uuga helno dhinacayada tababarrada noocyada ciidamada kala duwan iyo qalabayntooda oo ay ku lammaantahay ka qayb-qaadashada soo Af-jarista Al-Shabaab waa mid inoo ah guul aan la dhayalsankarin. 

Waxa aynu joognaa wakhtigii aynu eegan lahayn danteenna soomaliyeednimo innaga oo aan marnaba cid u

sacabtumayn, waxana la jooga wakhtigii ay danta soomaliya noqonlahayd in la eego meesha ay dani uugu jirto uun. 

Waa muhiim in xidhiidh lala sameeyo cidkasta oo aynu ka aragno danteenna. 

 

Somalia’s Claim

49E3A4E1-0B34-4205-8923-01C99B8B1B82

Love has no boundaries. Thank you PM Jacinda Ardern!

254D0447-1516-4A5C-8437-495EC1D6A2A1

Non è troppo tardi per salvare la Terra

Alla vigilia della giornata mondiale di mobilitazione degli studenti un rapporto dell’Onu rilancia l’allarme su inquinamento e cambiamenti climatici.
Non è troppo tardi per salvare la Terra L’appello dei giovani e degli scienziati ai leader politici


Non è troppo tardi per salvare la Terra, ma occorre far presto, perché ogni giorno che passa è un giorno perso nella lotta ai cambia- menti climatici. Come perse, purtroppo, sono le vite di quanti muoiono per malattie legate all’inquinamento ambientale: 6-7 mili0ni l’an- no, secondo gli ultimi drammatici dati presen- tati in occasione della conferenza dell’Onu sul clima in corso a Nairobi. «Siamo a un bi- vio — avvertono gli scienziati nel rapporto — o continuiamo sulla strada attuale, che porte- rà a un futuro terribile per l’umanità, o ci concentriamo su un percorso di sviluppo più sostenibile. Questa è la scelta che devono fare i nostri leader politici, ora». L’ennesimo allar- me sui rischi per il pianeta giunge a rafforzare il pressing sui governi, sollecitati a intervenire presto e con misure concrete. E ora, in un’inedita ma significativa alleanza, a sostene- re gli scienziati, accusati di catastrofismo da alcuni leader politici, ci sono anche milioni di giovani che scenderanno in piazza domani in tutto il mondo per rilanciare l’SOS che giunge dalla martoriata Terra.

Read the rest of this entry

Khatarka Soomaaliya Kaga iman Karta Shirkadaha Shiinaha ee ay u Fasaxday Kaluunka Soomaaliya.

Idaacadihii Soomaalida oo bilaabay inay ka hadlaan qatarta heshiisa dowlada Soomaaliya iyo Shiinaha ee kalluunka Soomaaliya.

The People Of Freedom

98b77f42-e44d-48fe-8d63-6b6886b2eb35XISBIGA XURIYADDA ! The People Of Freedom
Somaliya waxa ay mareysaa xaalad xasaasi ah oo loo baahan yahay in aqoon yahanada nadiifta ah ay ka fikiraan sida ay u samata bixin la hayeen dalkooda. Waqtigii wax uun la dhaliili jirey waa dhamaadey. Waxaa lajoogaa waqtigii dalka loo hurilahaa maal, mood, iyo maskax. Waa in la abuuraa xisbi oo dadkan oo idil ku dhan yihiin iyada oo lagu qiimeynaayo kartida shaqsiga iyo waayo aragnimo ku saleysan wadanimo Somaliyeed. Dadkii hore iyaga oo intaan ka aqoon yar oon waxba heysan ayey la dagaaleen gumeystayaal badan kana xoreeyeen wadanka. 

US’ first 2 Muslim congresswomen Ilhan Omar, Rashida Tlaib take their oaths on Quran

 

Ilhan Omar (L) and Rashida Tlaib (R) take their oaths of office. (EPA/AA Photos)

Ilhan Omar (L) and Rashida Tlaib (R) take their oaths of office. (EPA/AA Photos

As the first Muslim congresswomen elected to the U.S. Congress, Ilhan Omar and Rashida Tlaib took their oaths of office on the Quran Thursday, with Omar using her grandfather’s copy, and Tlaib opting for a personal copy.

Ilhan Omar, who made her way into the U.S. House of Representatives as Minnesota state rep., took her oath on the holy book of Islam, a Quran left to her by her late grandfather when she first came to the U.S. as a Somali refugee in 1995.

Omar shared a photograph of her oath-taking ceremony on her Twitter account with a caption, reading: “As a kid, I acted as my grandfather’s translator at our caucuses and he was the one who first sparked my interest in politics. I wish he could be here to witness this historic moment, but he was here in spirit as I placed my hand on his Quran for the ceremonial swearing in.” Read the rest of this entry

Somalia gives up its fishing rights to China

Somalia gives up its fishing rights to China

China-Africa Cooperation ‘’Friendship & Cooperation”

Somalia gives up fishing rights to China. Pic credit: Adeso

At a time when local fishermen in Somalia are struggling to compete with foreign vessels that are depleting fishing stocks, the government has granted 31 fishing licenses to China.

Since assuming power last year, this is the first time that Somali president, Mohamed Abdullahi Farmajo has given fishing rights to foreigners, news site BBC reports.

Under the new development, the China Overseas Fisheries Association, which represents 150 companies, will be allowed to fish for tuna in Somali waters.

More about this

The country’s fisheries ministry is hopeful that the move would ensure that resources are exploited legally.

Over the years, local fishermen and coastal communities in Somalia who survive on fishing have appealed for assistance from the government to keep larger, foreign boats out of the country’s territorial waters.

Illegal fishing along the Somali coastline intensified after the disintegration of Somalia into clan-based fiefdoms following the overthrow of President Siad Barre in 1991.

Foreign ships took advantage of a lack of a central government to use prohibited fishing methods like drifts, dynamiting, breaking coral reefs and destroying the coral habitats where lobsters and other coralfish live, reports the Inter Press Service News Agency.

These foreign vessels were mostly from India, Yemen, Spain, Japan and Pakistan and accrued a lot of revenue from their activities while the local people suffered in terms of depletion of seafood resources, lack of jobs and environmental degradation.

Since then, the practice has been ongoing, with many of these larger boats not regarding laws governing Somalia’s fishing seasons and others not having licenses at all to operate.

Some buy permits from Somali officials but this is usually done under dubious means.

In 2009, a Time magazine article highlighted the fact that Somali waters have become a “free-for-all” fishing site where international fleets illegally collected more than $300 million worth of seafood.

About ten years ago, some local fishermen in the Horn of Africa nation decided to take up arms in hopes of retrieving their waters from the foreign vessels but in the process, many of these fisher folks turned violent – they became pirates who began attacking and hijacking these outside vessels.

At one point, pirate gangs were seizing more than 40 vessels per year and holding hundreds of sailors hostage for ransom, news site VOA reported.

There is at the moment local navies such as the Puntland Maritime Police Force, which patrols the waters off Bosaso and other bodies but these have not been able to keep the foreign vessels out of Somali waters.

Many have attributed this to the fact that many these outside vessels are larger with improved technology as compared to the local ones.

In effect, China getting fishing rights in the fragile state of Somalia has been of grave concern especially with regards to the plight of local fishermen and stocks but the fisheries minister Abdirahman Ahmed has assured that all is well.

According to him, up to 24 nautical miles (44km) off the coast are reserved for local fishermen and per the license agreement, his outfit can call the ships to the port anytime for inspections

 

Waa Maxay Siyaasad? |Xisbiga Xuriyadda | The People of Freedom

Waa Maxay Siyaasad? |Xisbiga Xuriyadda | The People of Freedom

Waa Maxay Siyaasad? 


Xisbiga Xuriyadda  – Siyaasaddu waa eray asal ahaantiisa kasoo jeeda afka carabida, macnayaal kala duwan oo meeqaamo kala duwana waa lasiiya waxa uu la dhig yahey erayga afka ingiriisida lagu yidhaa “Politics” kaasi oo bilawgii ka yimi wadanka giriiga oo ahaa meelihii u horeeyay ee aqoonta latiinka ah iyo eray bixinteeduba kasoo farcameen, micna ahaana lagu fasirey habka aragti iyo waxqabadba bulsho loogu saameeyo amaba wax looga badeli karo, saameyntaas waxa kamid ah in go,aan isku mida koox ama dad meel kuwa dhaqani ka gaadhaan arin hortaala, Waxa kale oo la yidhaahdaa waa awooda uu qof ku gaadhsiin karo bulsho mawaaqiftiisa. Amaba waa habka ay dawladdu u maamusho dadkeeda, iskusoo wada duuboo waxeynu ka dhadhansan karnaa iney tahey hab qorsheysan oo maamul iyo haggis leh.

Maxeynu U Naqaanaa inagu?

Erayga siyaasad marka lasoo hadel qaado bulshadeena dhexdeeda waxaa kugu soo dhacaya macnayaal farabadan oo is burinaya amaba iska hor imanaya, mararka qaar waxa loo adeegsadaa erayga siyaasad “Khaa,inimo” oo waxaad maqleysaa qof ku odhanaya hebal wuu I siyaasadeeyay isagoo ula jeedadiisu tahey inuu si farsameysan loo khaa,imay.

Layaab maleh oo siyaasadda dadku waxey uga barteen wax is daba maris , daneysi iyo hadba waji cusub oo aan heshiisna aheyn colaadna aheyn, wax kasta oo gurracan markii la arkana waxa layska yidhaahdaa “Waa siyaasad iyo caalkeed”. Waa erayga loogu hadel hayta badan yahey, haddana dad badani macnihiisa dhabta ah ma yaqaanaan.

Waa kuma Siyaasi?

Siyaasi marka la qeexayo waxa lagu sheegaa qofka ka tirsan xisbi siyaasadeed ha noqdo muxaafid iyo mucaarid kuu doono, haddaba qofku intaanu ka mid noqon xisbiyada siyaasiga ah ee wadanka ka jira, waxa loo baahan yahey in uu yeesho aqoon, xirfad iyo waayo aragnimo lagu xidhayo oo halkaas oo uu soo gaadho mooyee aan la siin rukhsada siyaasiga, waa inuu cilmi dheeraad ah u leeyahey dastuurka waddanku leeyahay, awoodiisu halka ay gaadhsiisantahey, waajibaadkiisa iyo Xuquudiisa si uu u ogaado waxa looga baahanyehay inta uu magacaa xanbaarsan yahey.

Siyaasigeena:

Siyaasigeenu siduu u baden yahey waxba ma qoro ama dirqi buu ku qoraa, jornaalada iyo idaacadaha ayuu u dhag raariciyaa intuu dhawrka koob ee shaaha ah fuudayo, muranka xaaladaha siyaasadeed ee wadanka ayuu aad uga qeyb qaataa, deedna af-miishaar la yaqaan buu noqdaa deedna reerkooda ayaa yidhaahda ninkaasi waa soo ma jeestaan hadelkiisa laga yaabey deedna xisbigoodey safka hore kaga daraan.

Marka uu xil qabtona uur miishaar buu noqdaa aanu shilling ka baxsaneyn, cid kasta oo uu arkana wuxu u sheegta awood, oo sharcigu dawladda iyo siyaasiyiinta ma qabto ayuu aaminsanyahey ileen shuruucdii, dastuurkii iyo cilmigii looga baahnaaba ma laha e.

“Ninba ninkuu ka afmiishaarsan yahey ee uu ka been badan yahey ee uu ka dulmi jecel yahey ayuu uga dhaw yahey inuu siyaasi noqdo”

Xikmada iyo aragtida…….

Waxa marag cad kaaga ah, wakhtiyada xil wareejinta la sameynayo oo aaney masuuliyiinta qaar danba ka galin waxa lagu wareejiyey, hantida meesha taala, deynta lagu leeyahay, iyo wax ay soo saarto toona ee uu kursiga uun kusoo lalo sidii wax waalan.

Waxaan taa iyana ka dheerayn qof aan cilmi siyaasadeed waligii baranin waayo aragnimana u laheyn habka wadanka wax loo kala wado oo intuu dhawr dharaarood baraha bulshada ka yara had hadlo amaba shir jaraa,id qabto uu dawladda ku dhaliilayo isagoo ka dayaya inuu ku soo caan baxo, hadhawna lagu yidhaa siyaasi hebel baa la soo dhaweynayaa ayaamo kadibna siyaasigeenii ruug cadaaga ahaabaa xisbi hebel ku biirey.

Ileen “Duqsi Dakhar kama kacee” bulshadii oo markii horeba taag darneydna markaasey ku jaha wareertaa oo sicir Barar iyo roob la,aan la eedaadaysaa, oo ay garan waayaan meel alla meel looga yimi, hadda waa kuwii mar dhexdiiya qof aaney u meel dayin ina hebal waa siyaasida hayee .

Introduction to Political Science

These are the victims of the shooting at the Tree of Life synagogue in Pittsburgh. May their memories be for a blessing.

58 sano kadib maalinta 1da Luulyo: Aaway xorriyaddii iyo midnimadii Soomaaliya?

Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 58 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo la kala maqan yahay, dowladda  xilligan jirtaana ay ka daciifsan tahay tii 1960kii!

Read the rest of this entry

Independence Day is a day of myth and hallucination

Independence Day is a day of myth and hallucination

Calanka Somalia
Sunday, July 01, 2018

15464BDF-3054-4F78-AFC8-32A2753297FCAfrican countries and its people celebrate annually to mark a day called Independence Day.  It is the day that each African country respectively had established its own statehood-conventional governance.

The question coming into minds of many African independent thinkers is what is the significant of this Day? Should we have to celebrate?  And why?   Is it a day of happiness and achievement or a day of honoring our past colonizers? Read the rest of this entry

SHAXDA QARAXYADA & TIRADA DADKA LAGU DILAY MUQDISHO

SHAXDA QARAXYADA & TIRADA DADKA LAGU DILAY MUQDISHO

Dadka ku dhintay sanadkan Muqdisho ee Alshabaab ee qaraxyada iyo weerarrada kala duwan ku dishay aya sare u dhaafay 600 qof, waxaana hadday tiradu mareysaa 643 qof oo dhimasho ah marka lagu daro tirada dadka lagu waayay qarixii zoope.

Sanadkan 2017 ayaa noqon doona ilaa iyo hadda inta la og yahay sanadka ugu dhimashada badan intii shabaabka bilaabeen is qarxinta iyo weerarada joogtada ah.

55B38208-74B3-4AAB-9E1E-8DCB460C863C

Read the rest of this entry

FARMAAJO IYO KHEYRE OO LAGA CABSI QABO IN LAGU WEERARO MADAXTOOYADA

Calanka Somalia: “Nabadaa Naas La Nuugo Leh”


“Nabadaa Naas La Nuugo Leh”
Alahayoow dalkeena, dadkeena Soomaaliyeed sii Nabad iyo gacaltooyo aan go`in!!Amiin