British Government Consultation on Somalia

UK Foreign Secretary William Hague addresses Somali diaspora gathered at Chatham House ahead of the UK’s Somalia Conference. 
Recorded live on 9 February 2012 at Chatham House, London

Daawo shirkii dhexmaray Soomaalida UK iyo Dowlada UK

London(Moment Media Group) Daawo shirkii dhexmaray Soomaalida UK iyo Dowlada UK: Shir loogu gogol xaarayo shirka London ayaa shalay wuxuu ka dhacay London, shirkaan ayaa Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska,Wasiirka arimaha Afrika iyo wasiirka horumarinta Dibada kula kulmay Fadhi ku dirirkii Soomaalida UK,. Video-ga hore waa khudbadii wasiirka Arimaha dibada Ingiriiska ,kan labaadna waa kii Wasiirada iyo Diaspora

Sare ka daawo shirkii, su’aalihii iyo jawaabihii kulankaas oo labo video ah.

Posted on February 9, 2012, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a comment