Category Archives: Moment Research & Consultancy

Faroole & Siilaanyo

Dagaalada ka Socda Buuhoodle ee Gobolka Togdheer,ayaa Mr. Faroole sheegey in Ciidamada SomaliLand ay ku soo xad gudbeen Dhulka Buuhoodle halkaasina ay weeraro ka gaysteen.

Read the rest of this entry

British Government Consultation on Somalia

UK Foreign Secretary William Hague addresses Somali diaspora gathered at Chatham House ahead of the UK’s Somalia Conference. 
Recorded live on 9 February 2012 at Chatham House, London

Read the rest of this entry

Afhayeenka Beesha Shiikhaal oo Eedeen usoo jeediyey Puntland

Mogadishu (Moment Media Group)  Mudane Maxamed Xasan Nuur oo warbahinta madax banaan kula hadley magalada muqdisho ayaa ku eedeyay maamulka Puntland in ay weeraro ku soo qaadeen xaafada beesha Shiikhaal ka dagantahay magalada Galkacyo. Weerar iyo dagal isir sifeena ah taaso keentay in dadka deeganka ay iska cabiyaan weerarkaas gardarada ahaa ee ay ku soo qaaden maleeshiyada ka soo jeedo Puntland dadka deeganka waxana ka dhashey dhimisho iyo dhaawac dagalkaas ay soo qaaden maleeshiyada reer Puntland ee Cumar Maxamuud waxaan ku geeriyoodey dad gaariyo ilaa tobon ruux oo rayid ah waxaan ugu baaqeeyna salaadinta iyo wax garadka reer Puntland ee Galkacyo dagan in ay wax ka qabtan xasuuqa iyo weerarka bahal nimada ah ee ay maleeshiyada Puntlad maalin kasta ay ku soo qadayaan xaafada beesha Shiikhaal ka dagantahay magalada Galkacayo . Read the rest of this entry

50 CENT GIVES BACK IN AFRICA

50 Cent is a man of his word. The hip-hop mogul traveled to Africa with ABC News reporter Dan Harris this week as part of his Street King initiative to provide a million meals to impoverished nations.

He visited a refugee camp in Somalia, where he served food to the children, and journeyed to Kenya, dancing with his young fans. “At times today, this [very] confident rapper was left speechless,” tweeted Harris.

Read the rest of this entry

Mid Ka Mid ah Fanaaniinta Ugu Caansan Caalamka Oo Booqday Somalia

Fanaanka 50 Cent Oo Maanta Booqday Doolow-Somalia

Doolow – (Moment Media Group) – Wafdi ballaaran oo ka socda hey’adda Cunnada aduunka ee WFP oo uu wehliyo fanaanka caanka ah ee 50 cent ayaa booqasho ku tagay degmada Dooloow Soomaaliya, iyagoo halkaasi kula kulamay dedka deegaankaasi.

Read the rest of this entry

Madaxweyne Shariif iyo xildhibaanadii xilka qaaday Shariif Xasan oo maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya, gaar ahaan xildhibaanada ka soo horjeeda Shariif Xasan Sheekh Aadan waxay kulan gaar ah la yeelanayaan maanta Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo ergayga Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya John Rawlings.

Read the rest of this entry

Madaxweyne Shariif iyo Jerry Rewlings oo yeeshay kulan ay uga hadleen khilaafka u dhexeeya Baarlamaanka

Arbaco, Feberaayo 08, 2012 (Moment Media) − Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, John J. Rawlings ayaa maanta kulan ay uga wadahadleen khilaafka u dhexeeya xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ku yeeshay Muqdisho.

Read the rest of this entry

Midowga Afrika oo Muqdisho ka bilaabay dhexdhexaadin lagu xalinayo khilaafka baarlamanka Somalia

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan arimaha Somalia Jerry Rowlings ayaa shaaca ka qaaday inuu manta bilowday dhexdhexaadin lagu xalinayo khilaafka adag ee ka dhex aloosan baarlamananka Somalia kaasoo sababay in baarlamanku uu yeesho labo gudoomiye iyo labo ku-xigeen.

Read the rest of this entry

Jerry Rowlings oo ka baaqday ka qeyb galka kulan xildhibaanada doortay Madoobe Nuunow uga socda xarunta golaha shacabka

Waxaa goor dhow oo barqanimadii maanta ah ka furmay xarunta golaha shacabka Qaranka ee magaalada Muqdisho kulan ay isugu yimaadeen xildhibaano ka tirsan baarlamanka Somalia, iyadoo ergeyga Midowga afrika ee Somalia Jerry Rowlings oo la filayey inuu kulankaas ka qeyb galo uu baaqday.

Read the rest of this entry

Shirka London & Xukunka Maxmiyadda Ee Somalia Laga Sameynayo illaa 2015-ka (Xog Dhab ah & Dukumiintiyo Xaqiiqda Jirta Lagu Xardhay)


Moment Media – Sida ku cad dukuminti hordhac ah oo laga diyaariyey shirka London ee dawlada Ingiriisku ay u qabaneyso Soomaaliya bisha Febraayo 23-keeda, waxaa go’aan lagu gaaray in Soomaaliya la geliyo maamul hoosaad (maxmiyad) ah oo la mid ah nidaamka hadda ka jira dhulka reer Falastiin kaasoo ah “Interim Authority”.
Dukimintiyadan waxaa qoray danjiraha cusub ee dawlada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Matt Baugh, wuxuuna u diray xubnaha dawladaha ee dawlada Ingiriisku ay ku martiqaaday inay ka soo qeybgalaan shirka London kuwaasoo u badan wadamada reer Galbeedka iyo kuwa Afrikaanka ee faraha kula jira arimaha Soomaaliya.Qoraalka Matt BaughMatt Baugh wuxuu qoraalkiisa oo ku taariikheysan 23-ka Disembar 2011, ku sheegay in ujeedada shirka London loo qabanayo ay tahay saddex ujeedo oo kala ah:- Amaanka, Siyaasadda iyo Horumarinta kuwaasoo uu sheegay in si weyn shirka London loogu falanqeyn doono.Waraaqahaasi waxay sidoo kale sheegayaan in ajendaha shirka aysan ka marneyn sidii nidaam loogu sameyn lahaa Soomaaliya kaasoo uu ku micneeyey inuu yahay “nidaam hoosaad”.

Read the rest of this entry

Mareykan ku hadlaya Af-somali+Daawo

Daniel K. Thamson waa Arday Mareykan ah oo wax ka barta dalka Mareykanka, wuxuuna cilmi baaris ku saabsan qaxootiga Soomaalida ka diyaarinayaa dalka Koofur Afrika. Mahad Istiila oo ka mid ah Wariyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Koofur Afrika ayaa ardaygaani ka sameeyay Bandhig wareysi oo uu ka wareysanayo sababta ku dhalisay, qaabka iyo habka uu ugu hadlayo Afka Soomaaliga.

Read the rest of this entry

Siyaasada turkiga ee somalia

Dalka turkey waa dal dhul ahaan kala qaybiya yurub iyo asiya waxuuna xuduud laleeyahay wadamo badan dhinaca koonfurta waxuu xuduud lawadagaa syria ciraaq iyo iran halka wadamo kale dhinaca waqooyiga kala wadaago xuduud sida greece iyo armenia iyo wadamo kale turkey waa wadan lagu qiyaaso dadkiisa ilaa 80 milyan. waana wadan muslim sunni ah turkigu waxuu leeyahay dhaqaale xoogan oo waliba hada si xowli ah usoo koraya turkey waxay leedahay warshado rayid ah iyo kuwa militariba waana wadan waxsoo saar badan turkey iyo somalia turkiga waxaa hogaaminaya intii muda ah xisbiga islaamiga ah ee lagu magacaabo AK Party ee Rajab Tayib Ordagan kamidyahay siyaasada turkiga ee somalia dad badan oo somali ah ayaa ku jaha wareersan ama layaaban kana muujiyay tuhuno badan halka qaarakalana si kas ah ugu abuurayaan dadka tuhun xaasidnimo si ay ukala fogaadaan labada shacab turkey iyo somalia.

Read the rest of this entry

Madaxweyne Shariif oo kormeeray Jaamacadda Muqdisho iyo goobihii laga saaray Shabaab

Muqdisho:- (MomentMedia) Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta sheegay in la gaaray gabagabadii wejigii Kowaad ee howlgalladii ay ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadeen magaalada Muqdisho xilli uu maanta booqday Madaxweynaha goobihii ugu dambeeyey ee lagala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.

Read the rest of this entry

Ardaydii shalay loo qaaday Turkiga oo la sheegay in lagu soo xulay qaabka 4.5

MUQDISHO:- Safaarda Turkiga ee Somalia ayaa sheegtay in qaab beeleed loo soo xulay arday gaaraysay 400 oo shalay deeq wax barasho loogu qaaday wadanka Turkiga , Safrika Turkiga ee Somalia ayaa saxaafada usheegay manta in ay dhabta tahay in deeqdii wax barasho ee ay bixiyeen loo qeybsaday hananka ay Somaalidu dhowaanahan wax ku qeybsaneysay ee 4.5.

Read the rest of this entry

Xuska Mowliidka Nabiga CSW oo si weyn loogu diyaar garoobayo magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka

Qabanqaabo xooggan iyo diyaar garow aad u ballaaran ayaa ka socda gobolka Banaadir degmooyinkiisa kala duwan, kaasi oo loogu diyaar garoobayo xuska bisha Mowliidka oo ku beegan dhalashadii Nabi Muxamed N.N.K.H oo ku beegan 12-ka bisha Mowliidka.

Read the rest of this entry

The “fantastic Somalia job” (Prof. Al Mariam)

By Prof. Almayehu G.

“Oh what a tangled web we weave, when first we practice to deceive,” said Sir  Walter Scott, the English novelist and poet. It looks like the U.S. of A is really in a pickle tangled in a web of lies, deceit and diplomatic chicanery about its role and involvement in the 2006 invasion of Somalia by the dictator in Ethiopia, Meles Zenawi. The truth about the “fantastic Somalia job” (invasion), as the crown prince of Abu Dhabi called it, is now coming to light in the diplomatic cables acquired by Wikileaks, the organization dedicated to publishing sensitive documents from anonymous sources and whistleblowers. David Axe (Wired.com) citing Wikileaks cables last week argued that the U.S. had actually hired Zenawi to “do its dirty work” in Somalia. Axe wrote[1]:

Read the rest of this entry

In ka badan 300 Ardey oo deeq wax barasho ka helay Turkiya oo Maanta ka duulay Muqdisho. [Sawirro]

 

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Amba-baxay in ka badan 300- Arday Soomaaliyeed oo Deeqo waxbarasho ka helay Dalka Turkiga.
Ardayda ayaa maanta barqadii waxa ay ka duuleen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kuwaa oo ay garoonka ka qaaday diyaarad gaar ah oo ay leedahay Dowladda Turkiga.

Augustine Mahiiga”waxba iskama Quseeyn karan Qilafka Barlamaanka iyo heshiiska Roadmap-ka”

MUQDISHO:- Wakiilka xogyahay guud ee qaramada midoobey uqaabilsan Somalia Augustine Mahiga ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doonin qilaafka dabada dheeraaday ee Baralamanka Somalida. 

Waxaa uu sheegay in aan la dooneyn in uu qilaafku sii socdo uuna sameeyo heshiiska Roadmap-ka isagoona ka digay in xildhibanadu ay qilaafkooda ku lifaqaan heshiiskas.

Read the rest of this entry

Midnima La’aantiina Roadmap , Shirka London, Iyo Mid Kalaba Waa Faashil

Idinkaa mooday mooyee weligood saaxib idinlama noqon, waxay saaxib u ahaayeen dantooda , Ingriiska Hargaysa saaxib lama noqon ,Talyaaniga koofur saaxib lama noqon, haddeer Amisom Muqdisho saaxib lama ahan, Puntland kuwa haddeer dhegta ugu sheegayo waxaad gaarteen heer aduunka idinla mucaamilo saaxib lama ahan, Bakool, Bay, Beladweyne ,Bu’aale ,Baardheere iyo Buurdhuubo kuwa dabaabadaha ku soo galay kuwa ay dushoodo ku dangiigaan saaxib lama ahan, Somalina Saaxib uma ahan, khaatumo iyo Awdal kuwa ku yiri birtiina af u yeela waqti ay ummadda dhiig daadis ka daashay saaxib lama ahan, kuwa shirarki idinkugu baaqayo tan iyo inti uu burburka ku yimid dowladnimadiina saaxib idinlama ahan, Somaliyeey cid idiin maqan ma jirto idnkana waa isku maqan-tihiin.

Read the rest of this entry

Dowladda Soomaaliyeed Waa inay la Heshiisaa Urur-ka Al-shabaab

Waxaa laga yaabaa marka kalmadaas la yiraahdo inay u muuqanayso arin si kale u dhisan ama falsagaysan amaba dadka qaar ay u tarjuman karaan aragti ku xiran shabaab, ama u dhow inay wax la qabanayso, sida ay u haystaan ama ay aamini karaan Soomaali badan ama Ajaanib fara badan intuba.

Read the rest of this entry

Diyaar-garowga Xuska Dhalashada Nebigeena Muxamed (SCW) oo Dalka Ka Socota

Xuska Munaasibada dhalashadii Nabigeeni Muxamed (SCW) ayaa ku beegan maalinta Sabtida oo bisha Rabiicul-awal tahay 12, islamarkaana waafaqsan 4 Bisha feberaury 2012,waxaana ka socda hawlo si weyn loogu diyaar garoobayo  Somaliland  iyo guud ahaan Dunida Islaamka.

Read the rest of this entry

Mareykanka: Dowladaha safka hore ee Kenya, Ethiopia iyo Jabuuti waxaa ay Somalia ka leyihiin dano gaar ah.

Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay waxaa ay sheegtay in dalalka safka hore  ee Ethiopia, Kenya iyo Jabuuti ay dano gaar ah ka leeyihiin dalka Soomaaliya, wax ka baxsan intaasina aysan ciidamadooda u gelin Soomaaliya, isla markaasna faragelinta ciidan ee ay ku sameeyeen Soomaaliya aysan aheyn mid lagula dagaalamayo Al-Shabaab, balse ay tahay sida uu yiri dano iyaga u gaar ah oo uu dal-weliba ka leeyahay Soomaaliya.

Read the rest of this entry

M/weyne Shariif oo munaasabad sanadguuro loogu qabtay mag. Muqdisho

 Munaasabad balaaran oo loogu dabaaldegayay sanadguuradii sadexaad ee ka soo wareegatay markuu xilka qabtay m/weynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa maanta lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Read the rest of this entry

War deg deg ah: FARMAAJO oo laga cabsi qabo in Maxkamad Caalami lasoo Taago”War Culus

Warar hoose oo aan helnay ayaa shegaya in Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya mudane Shariif Xasan sheekh Aadan dacwad kadhan ah Ra’isulwasaarihii hore Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo ugudbiye Midowga Africa iyo qaramada midoobe waxaana arinkaan noo xaqiijiye xildhibaanada sida aadka ugu dhow dhow shariif xasan.

Read the rest of this entry

Ka Tashada Shiikh Shariif, isku Tiirsanaada!

Waxaa la joogaa in laga Tashado Sh. Shariif sabbabta oo ah waxaa uu hog dheer ku riday rajadii dib u soo celinta Qarankii Somali.

Heshiiskii Impagati waxaa ay umada is laheeyd waxa baa Somalida u sameeysmay rajo iyo hami soo celinta qarankii Somaliyeed ayaa leeyslahaa waa uu bilawday balse waxaa burburiyay hadafkii guracanaa ee C/aahi Yusuf uu ku soo kaxeeystay Ethiopia kuna gumaaday malaayiin Somali ah oo u dhashay koonfurta Somalia sida G. Hiiraan, G. Bay, G.jubada hoose, G.sh/dhaxe iyo Caasimadii Somalia ee Muqdisho.

Read the rest of this entry