Sidee looga xusay 1 Luulyo Oslo, Norway

Sanad-guurada 52-aad ee maalinta xoriyadda Soomaaliya ee 1-Luulyo ayaa si weyn looga xusay caasimadda dalka Norway ee Oslo.

Munaasabadda 1-Luulyo ee sanadkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/samad Maxamuud Xassan iyo taliyaha waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, C/laahi Gaafoow Maxamuud oo howlo shaqo u joogay dalka Norway.

Read the rest of this entry

Hadalo sir ah oo Ra’iisal Wasaare Gaas ka sheegay Madaxweyne Shariif, Loolanka Labada Nin oo bilawday, Warbixin dhinacyo badan ka hadlaysa

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda KMG ah ayaa waxaa uu doonaya inuu tartan adag la galo Madaxweynaha Dowladda KMG ah Shariif Sh Axmed bil iyo 20 cisho marka la gaaro marka loo ballansan yahay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya bisha Augost 20 keeda.

Marwada uu qabo Ra’iisal Wasaare C/weli Maxamed Cali ayaa Magaalada Toronto ka sheegtay inuu istaahilo ninkeeda in loo doorto Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo dadkana u ballan qaaday inuu cadaalad ku hogaamin doono wadanka waa marka uu helo codadka 135 Xildhibaan.

Marwada Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Ra’iisul Somalia Hodan Ciise ayaa u ballanqaaday in la aqbalay codsiga dadweynaha Soomaaliyeed ee Toronto oo ku wajahan ra’iisul wasaaraha DKMG ah, kaasoo ah in dalka lagu hoggaamiyo cadaalad iyo sinnaan.

Read the rest of this entry

Fadeexadii Faroole & Caalin Dubai

Alow ceeb looma dhinta, Faroole maxaa ka qaldan? Xagee laga xukumaa Maskaxdiisa?? Kuu sheekeeye kaa sheekeye hala sheekeeysan.

Faroole waxaa uu yimid Dubai asaga oo damaciisu yahay in uu ku fadhiisto kursiga Madaxweeynaha Somalia Shirkii loogu hadlayay burcadbadeeda Somalia balse waxaa la fadhiisiyay kuraasta gadaale ee martida ka soo qeeybgashay Shirka la fadhiisiyo.

Read the rest of this entry

Sanad guuraddii 52kii ee xornimada : waa dib u soo nooleyntii qaranimada ummadda soomaaliyeed

July 1, 2012 – Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ku  began  Sanad Guuraddii 52kii Xornimada iyo Mideynta Soomaaliyeed, June 26, 1960kii xorriyadda gobolada waqooyi iyo maalinta July 1, 1960kii goboladda koonfur  ahna maalinta israaca ah maalin weyn oo taariikhi ah isla markaasi na  qiimo iyo qadarin ba  ugu fadhido ummadda soomaalyeed,waa maalin aan sina loo ilaabi karin inta ay jiraan damiir soomaaliyeed waana maalin ay mudan yihiin in loo duceeyo halyeeyaddii naftoodda qaali ahayd u hibeeyey ciida iyo calanka soomaaliyeed, sidaasi darted waxaan ilaahay  ugu baryeenaa inuu naxriisto dhamaan inta ruux naftoodda u huray xornimadda aynu  maanta haysano waxaana ilaahay ugu baryeenaa inuu janadiisi fidoosa ahayd geliyo, inta nool na waxaanu Eebbe ugu rajayneynaa in ay ku noolaadaan bash bash iyo barwaaqo.

Read the rest of this entry

Farmaajo oo Taako Adag loo dhigay”Habeenkii Xalay Gurigiisa lagu Xanibay

 

July 2, 2012 – Warar hoose aan heleyno xiligaan ayaa shegaya in Ra’isulwasaarihii hore Somaliya maxamed Cabdulaahi Farmaajo  ayaa shegaya in xaalad culeys kasoo wajahay Dowlada kenya kadib markii maalmihi ugu danbeyse waday olole siyaasadeed.

Farmaajo aya lagu waday in habeenkii xalay oo kaqeyb galo xaflad weyn oo soo agaasime taso kasoo qeyb galeen masuuliyiin farabadan fanaaniinta Kooxda qeylo dhaan iyo waayaha cusub waxayna kadhaceyse Xaafada islii ayadoo saacadihi ugu danbeyse dadka lagu war geliye in aan kasoo qeyb geli karin Farmaajo.

Read the rest of this entry

Madaxda Somalia iyo Somaliland oo maanta kulankii 2aad ku yeeshay Dubai, qodobo xasaasi ahna ka soo saaray

Magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta waxaa markii 2aad kulan albaabadu u laaban yihiin ku yeeshay madaxweyneyasha DKMG Somalia iyo kan maamulka Somaliland Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Axmed Siilaanyo.

Kulanka labada dhinac oo ahaa mid ka xasaasisan kii shalay ayaa waxaa la iskula soo qaaday arimo ku saabsan sidii labada dhinac ay u abuuri lahaayeen jawi isfaham iyo walaaltinimo so wadahadalda socda looga miro dhaliyo sida auy sheegeen warar ku dhow dhow kulankaasi.

Wasiirka difaaca Xukuumada KMG Somalia Xuseen Carab Ciise oo kulankaas ka dib la hadlay warbaahinta qaarkood ayaa sheegaya in kulankaas uu ku dhamaaday guul labada dhinacna ay soo wada saareen qodobo muhiim ah oo khuseeya umada Soomaaliyed.

Read the rest of this entry

Historic agreement paves way for end to Somali bloodshed

Ramola Talwar Badam and Awad Mustafa
Thursday, June 28, 2012DUBAI // An historic meeting between the presidents of Somalia and Somaliland in Dubai today may be the first step towards ending years of bloodshed there.

The meeting, facilitated by the UAE, was the first in 21 years. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, the president of Somalia’s transitional federal government, and Ahmed Mohamed Silanyo, the president of the Republic of Somaliland, signed a declaration that paves the way for future talks and cooperation between the nations.
“This is a breakthrough and we are happy that our brothers in the north want to speak and negotiate,” said Mr Ahmed. “As you know, all Somalis come from the same ethnic background, speak the same language and practice the same religion. So we are looking for solutions that satisfy all the segments of Somalia. Such negotiations need time and we hope it will succeed.”

Read the rest of this entry

Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhow Ka Duulaya Garoonka Diyaaradaha Harggaysa

image

Madaxweynaha maamulka la Magac baxay Soomaali Land Axmed Siilaanyo iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ka duulo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Harggaysa isagoona ku sii jeeda Dalka Isu tagga Imaaraadka carabta.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa la filayaa in wada hadal uu kula qaato Dalka Imaaraadka Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed.

Read the rest of this entry

Video: Xusuusta Xoriyada & Xaalada Dalka

imageCalanka Somalia – Shucuubta Dowladaha Adduunka waxey leeyihiin maalmo la qadariyo oo uga tilmaaman maalmaha kale sida waqtiyada Xoriyada iyo waqtiyada kale ee Taariikha soo jireenka ah leh oo u leh xusuus iyo Taariikh u gooni ah oo ay ku weyneeyaan isla markaan ay u sameeyaan dabaal degyo iyo Xaflado looga sheekaynayo Qiimaha iyo Qadarinta ay u leedahay Ummadaasi.

Hadaba Soomaaliya 60 Sanadood kadib waxay u dabaal dagi laheyd Sanad Guuradii ka soo wareegtay waqtigii Calanka xornimada laga qaatay gumeestayaashii reer Galbeedka, 60 ka hor waxaa halkaas ku soo dhamaaday oo soo gabagaboobay halgankii gobonimo u diriirka Soomaaliyeed oo soo bilowday qarnigii 16aad.

Waxaana meesha ka baxay dhibaatooyinkii ay kula kici jireen gumeystayaasha dadka Soomaaliyeed, sida in dadka Soomaaliyeed loo geysto dil, dhac, jir dil, baad ka qaadidi, xarig iyo waliba ihaanooyin farabadan, arintaasoo ay la qabeen dhamaan shucuubta Afrika iyo wadamadii la soo gumaystay ee Qaaradaha Aduunka.

Read the rest of this entry

Sanad Guuraddii 52kii Xornimada iyo Mideynta Soomaaliyeed

  

Qabiil Qaran  Ma Dhiso

Sida la wada ogsoon yahay waa 52 guuraddii calanka iyo qaranimadda soomaaliyeed, June 26, 1960kii xorriyadda gobolada waqooyi iyo maalinta July 1, 1960kii goboladda koonfur ahna maalinta israaca labada gobol, waxaa xusid mudan maalinta weyn oo taariikhi ah qiimo iyo qadarin ba ugu fadhido ummadda soomaalyeed, waa maalin duco iyo abaal ba muddan. Sidaasi darted waxaan halkaani hambalyo uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Runtii waa maalin weyn oo aan la ilaabi Karin oo ku weyn quluubta shacabka soomaaliyeed , waa maalintii calankeyna la taagay kii gumeysigana la siibay waa na maalintii gunnimadda aynu ka baxnay.Waxaan halkaani hambalyo si gaar ahaan ugu soo jeedinayaa walaaleheyn reer Soomaaliland guusha ay gaareen oo ahayd in ay ka gudbeen Qabiil oo ay u gudbeen Qaran iyo Dimoqaraddi dhab ah , sidaasi dareteed waxaan leeyahay walaalaha koonfurta in ay kaga daydaan dadaalka dheeraaka ah ee ay muujiyeen shacabka reer Soomaaliland.Hase yeeshee waxaa nasiib daro ah 51 sano ka dib soomaalidii xorta ahayd in ay u kala googodo dhowr qaybood oo qabiil ku dhisan , gobol walaba sameystay magac iyo madaxweyne u gaar ah ,taaso lagu marin habaabinaayo ujeeddooyinkii iyo himilooyinkii halgankii xisbigii SYL iyo muwaadaniinta soomaaliyeed ee gumeysi diidka ahaa , kala googo’aan iyo state yadda faraha badan ee manta soomaaliya u kala qaybsantay ay halis weyn ku tahay mustaqbalka midnimadda ummmadda soomaaliyeed, taasoo farxad gelineysa gumeysiga soo jireyka ah ee cadowga ummadda soomaaliyeed iyo kuwa u adeega gumeysiga.Burburka iyo kala taga maanta dalka ka jira waxay salka ay ku haysaa barnaamijkii gumeysiga oo ahaa qaybi oo xukun iyadoo ka tarjumeysa riyaddii gumeysiga uu ka tagay markii dalka laga xoreeyey , waxaa ayaan daro ah in gacamaha dadweynaha soomaaliyeed lagu fuliyey burburka iyo kala taga maanta dalka uu ku sugan yahay .Xornimadda maanta aynu haysano waxay ku timid dhiigii dadweynaha soomaaliyeed oo naf iyo maalba u huray taasoo aan si na lagu ilaabi Karin {Gobanimaddu: waa geed har weyn oo ku baxa dhiiga dadweynaha} , xornimadau waa qaali ma ah mid ku timid si fudud, balse waxaa lagu bixiyey naf iyo maal isla markaasi na loo hibeeyey geesiyaddii dalka oo u daadiyey dhiigood qaaliga ah.Runtii gobanimaddu waxaa lagu gaaray halgan adag, wadajir, daacadnimo, isku kalsooni iyo midnimo wadaniyad xambaarsn.Xisbigii SYL koonfur iyo SNL waqooyi oo xusid mudan doorkii ay ka soo qaateen soo dhallinta xornimada maanta aynu ku faano, shacabka reer waqooyi waxay go’aansadeen in ay soo raacaan walaalahood konfureed sharuud la’aan, maxaa yeelay waqooyi had iyo jeer waxay ka shaqeyn jirtay raadinta midnimada soomaali weyn , taasi waxaa daliil cad u ah in cuqaashii goboladda waqooyi 1946dii waxay ingriiska ka codsadeen in soomaaliya u mideyo iyagoo ku adkeyey ingriiska inuu isku daro 5ta soomaaliyeed , sannadkii 1947dii mar labaad cuqaashii reer waqooyinka oo ay ka mid yihiin:-

Read the rest of this entry

Maamulka Somali Land Oo Shaaca Ka Qaaday Mowqifkooda Shirka Londdon

image

Wasiirka arrimaha Dibadda ee Maamulka la magic Baxay Soomaali Land Maxamed Cabdullaahi Cumar oo manta Magaalada harggaysa ka dhoofay ayaa ka hadlay Mowqifka Maamulkiisa ee ku aaddan Shirka Dawladda Soomaaliya iyo Soomaali Land Arbacada soo socota uga Furmaya Magaalada Londdon ee Carriga Ingiriiska.

Read the rest of this entry

Madaxweyne Shariif oo guddi cusub u magacabay wadahalada dhexmaraya DKMG iyo Somaliland oo Arbacada furmaya

Madaxweynaha dawladda KMG Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay inuu si rasmi ah u magacaabay guddi cusub oo uga qeybgeli doona wadahadalada maamulka Somaliland iyo dowlada KMG Somalia 20-ka June 2012-ka uga furmi doona magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Guddigan ayaa la sheegay inuu wax badan ka bedelan yahay kii hore uu u agacaabay Madaxweynaha oo ay ka biyo diideen maaamulka Somaliland.

Read the rest of this entry

Khilaafkii Dastuurka Oo Saameeyay Mr. Shariif & Mr.Gaas

image

Waxaa soo shaac baxaaya khilaaf aan sidaas u burneyn oo u dhaxeeya Madaxweynaha Dowlada KMG ah Shariif Sheekh Axmed & Ra’iisul wasaaraha Xukuumadiisa Mr.Cabdi-weli Gaas, kaasoo sababay inuu baaqdo kulan wada tashi oo ay wada yeelaan Dowlada KMG ah & Dalada Culimada Soomaaliyeed.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in maantay oo Sabti ah June 16 lagu waday inuu qabsoomo Kulan looga arrinsan lahaa Qabyo Qoraalka dastuurka cusub, kulankaan ayaa la sheegay inuu u dhaxeeyay Dowlada KMg ah, gudiga diyaarinta dastuurka & Dallada Culimada Soomaaliyeed kaasoo lagu waday inuu ka dhaco Xarun ku taal Xeradii xalane ee magaalada Muqdisho.

Read the rest of this entry

Dib u dhac ku yimid dastuurka cusub ee maanta lagu soo bandhigi rabay Muqdisho, iyo muran ka dhex aloosan madaxda DKMG ah

Waxaa dib u dhacay munaasabad maanta lagu waday iney ka dhacdo magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigi rabay dastuurka cusub ee dalka loo sameeyey si loogu maamulo shanta sano ee soo socota.

Dastuurka qabyada ah oo maanta loo soo bandhigi lahaa heyadda culimada Soomaaliyed si ay u soo aqristaan ugana talo bixinaan haddii ay ku jiraan qodobo ka hor imanaya shareecada islaamka ayaa guddigii soo bandhigi lahaa waxay sheegeen in arimo farsamo awgeed aysan maanta soo bandhigi karin dastuurka.

Qaar ka mid ah xubnaha guddiga ayaa sheegay in dastuurka uu weli ku maqan yahay madaxda dowlada Somalia, iyagoo xusay in sabtida dambe aysoo bandhigi doonaan si culimada loogu wareejiyo.

Read the rest of this entry

Kulanka Odayaasha Dhaqanka Oo La Horeeyay Qabyo-Qoraalka Dastuurka

image

Warar laga helay Saraakiisha Dowlada KMG ah ee Maamusha Kulanka odayaasha dhaqanka Soomaalida uga socday magaalada Muqdisho ayaa saakay sheegay inuu markale dib u furmaya, wada tashigooda, iyadoo markii ugu horeysay la horgeynayo goobat uu kulanku ka soconaayo qabyo qoraalka dastuurka cusub ee dhowaan la diyaariyey.

Read the rest of this entry

Israacii Somaliland iyo Somalia ma sharci ayuu ku fadhiyay mise sharci-darro?

Malintii Somaliland heshay madaxbanaanida 26 June 1960, malintii ku xigtay ee 27 June, golihii  xeerdajinta (Parliament)Somaliland waxay saxeexeen xeerkii israaca labada qaybood “ Union of Somaliland and Somalia law ”, oo noqonlahaa aasaaskii israac sharci iyo midnimo siyaasadeed, haddii dhinaca kale ee Somalia saxeexi lahaa. Hase ahaatee  taaasi ma dhicin oo dhiggii Somalia ma saxeexin. Sidaa awgeed heshiiskaasi dhinac kaliya ayuu ahaa oo dhinaca kale ee Somalia waxa uu ka noqday wax aan jirin.

Sidoo kale xeer dajinta (Parliament) Somalia July 1 dii waxay saxeexeen “document” kale oo af talyaani ku qoran oo la magac baxay “ Atto di unione” (Act of union) xeerkani israaca ee ay Somalia soo diyaarisayna,  Somaliland ma saxeexin, sidaas ayuu isna dhaqangal ku noqonin.

Read the rest of this entry

Ujeedada Ka Dambeysa Booqashada Madaxweyne Shariif Ee Afgooye

Muqdisho (MMG) Madaxweynaha KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa beryahan booqasho ku joogay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose halkaasoo bishii hore dhamaadkeedii ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM ay kala wareegeen ururka Al-Shabaab.

Madaxweyne Shariif wuxuu mudo labeen ah seexday beerta Sheekh Zayed ee degmada Afgooye, waana markii ugu horeysay oo meel ka baxsan Muqdisho oo ah gobolada laga saaray Al-Shabaab uu madaxweynuhu habeen ku hoydo taasoo xaqiiqo ahaan micne weyn ugu fadhida saraakiisha xarunta Villa Soomaaliya iyo madaxweynahaba iyadoo ay muuqato in qorsheyn ay ku timid booqashada madaxweynaha.

Read the rest of this entry

Faahfaahin Dheeraad Oo Laga Helaayo Kulanka Waqooyiga & Konfurta Somaliya

image

Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah kuna dhow saraakiisha Dowlada KMG ah ayaa sheegaya in wada hadalada ay dhowaan yeelan doonaan maamulada Muqdisho & Hargeysa ayaa sheegaya iney ku jiraan ajndayaasha shirkaasi laba arimood oo kala ah, maxey wadaagi karaan Konfurta & waqooyiga somaliya oo ku heshiin karaan iyo midnimada maxaynu ku bedelanaa, bacdamaa Ergada waqooyiga ay sheegeen in dadkeeda ay xasaasiyad ka qabaan.!

Read the rest of this entry

The Istanbul Gathering of the Somali Civil Society

June 06, 2012 – In late 1986, I invited my graduate advisor at the University of California/San Diego, Dr. David Laitin, and his family to dinner in my home. Professor Laitin was no stranger to Somalia and its culture. He had written one book, Politics, Language, and Thought: The Somali Experience(1977) and co-written another with Professor Said Samatar of Rutgers University, Somalia: Nation in Search of a State.  He was surprised that my wife at the time was an American Muslim. “I didn’t know that your wife was Muslim,” he said. “Oh yes, she is,” I replied. “But she is still an American.” My last statement, innocuous as it seemed, apparently grabbed his full attention. Professor Laitin, now at Stanford University, had spent a great deal of time studying, teaching, and writing about culture, in general, and political culture, in particular; he saw my remark as revealing.  It was only a year earlier that Professor Laitin had spent several months in Nigeria as a fellow, and then that same year, he had published his book, Hegemony and Culture: Politics and Religious Change among the Yoruba.  After several minutes of rumination, Professor Laitin said that people may change their religion but they are unlikely to forsake their culture. Although this statement seemed pessimistic, it also rang true. However, quite recently, we have seen that while people may not forsake their culture, they may be willing to adapt that culture to accommodate emerging social trends.

Read the rest of this entry

La Kulankii Wax Iga Bedelay ee Cabdiwali M. Ali Gaas

Maqaalkaygiia ahaa Jaah Wareerkaan iyo Is Qabqabsigaan yaa kamasuula kamasuula  waxaad ka dheehan kartaa, in waayadaan danbe aad iyo aad u adag tahay nin siyaasi ah oo daacad ahi inuu jiro oo dantiisa ka hor marinaya midda dadwaynaha uu masuulka ka yahay ama uu doonayo inuu masuul u noqdo. Siyaasigaas oo Dadwaynuha degaanadaasi uu masuuliyaddiisa qaaday ama doonayo inuu qaado laxaw xanuun ah ku hayaan dhibaha soo gaara, doonayana in dhammaan bulshadaasi ku noolaato farxad iyo barwaaqo ay u wada siman yihiin

Read the rest of this entry

Guddiga Dastuurka Ee Madaxa Bannaan oo Dacwad Culus Ka Gudbiyey Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh (Akhri Warqadda Dacwada)

Tuesday, June 12th, 201 – Warqad 5-tii bishan June loo gudbiyey xafiiska madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed kana soo baxday guddiga dastuurka ee madaxa bannaan iyo guddiga khubarada ee dastuurka ayaa lagu soo bandhigay dacwad ka dhan ah wasiirka dastuurka DKMG C/raxmaan Xoosh Jibriil.

Warqadaasi oo nuqul ka mid ah soo gaartay Shabakada Moment GREEN Media waxaa lagu sheegay in wasiirka dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil uu ku lug lahaa aflagaado, handadaad iyo wada shaqeyn la’aan joogto ah oo uu ku hayey hawlaha guddiga dastuurka ee madaxa bannaan isla markaana wasiirku uu had iyo jeer warbaahinta ka sheego ereyo dadka nacsiinaya dastuurka cusub.

“Wax badan baan danta qaranka awgeed u soo sabarnay anagoo tixgalineyna qiyamka dastuurku uu leeyahay iyo ahmiyadda ka bixida marxalada ku-meelgaarnimada ee dalka, dadweynaha iyo hogaankooduba ku sugan yihiin.  wasiirkan uma aragno qof haba yaraatee dalka, diin iyo ummad midna u daneynaya, midowgooduna dhib ku yahay isla markaana uu ku hawlan yahay si sharci darro ah inuu u soo saaro dastuur cusub.” ayaa lagu yiri qoraalka dacwada ah ee loo diray xafiiska madaxweynaha DKMG ah.

Read the rest of this entry

Xiligaan Maxaa Isku Keenay Mr.Farmaajo & Mr.Gaas Nairobi

image

Maalmahaan magaalada Naiorbi waxey madal u aheyd xubno Musharaxiin Soomaali ah oo hami uga jiro iney isku soo sharaxaan xilka Madaxtinimada dalka oo bisha agoosto lagu wado in la qabto, Musharixiintaan ayaa la sheegay iney dhaqaale badan ku bixinayaan sidii ay uga soo dhex muuqan lahaayeen, waxaana ka mid ah Ra’iisul wasaarayaashii hore Cali Maxamed Geedi, Maxamed Cabdulaahi farmaajo, xubnahaan iyo kuwo kale ayaa la sheegay iney dhaqdhaqaayo ka bilaabeen magaalada nairobi si ay ugu diyaar garoobaan doorshada soo socota.

Read the rest of this entry

Somalia: The Agony of Moral Degradation

 
June 8, 2012


History narrates that enormous empires had fallen and societies vanished from existence as a result of their decline in morals and values. The Somali society was shaped by values that cherish justice, equality and social cohesion. In the course of history, our strength was directly proportional to our adherence to those moral values enshrined in Islam. Injustice and corruption, the seed bed of the crisis in Somalia, have obliterated those values. Corruption proliferated to the extent that violation of the inalienable civil rights (right of faith, soul, mind, property, and dignity) became a norm. As a result, atrocious repercussions took place – demise of statehood, prolonged violence, tribalism and severe social fragmentation, duplicitous behavior, and cultural bifurcation.

Read the rest of this entry

Message from Istanbul II Conference to the Citizens of Somalia

 June 8, 2012


The Conference on Somalia which ended in Istanbul, Turkey on June 1st, 2012 has clearly demarcated the pathway to Somalia’s rebirth on the assumption that the Citizens of Somalia are willing and determined to unite and fulfill the first precondition of a comprehensive five (5) points plan for rebuilding the failed state of Somalia. The first precondition point of the plan is the creation of national unity which will facilitate the implementation of the second point which is the establishment of a new political system for re-erecting state, government and public institutions throughout Somalia. The other three elements of the plan are a comprehensive economic reconstruction, the rebuilding of the Somali national security forces, and the lifting the isolation of Somalia.

Read the rest of this entry

Faroole Oo Ergadiisa Kala Baxay Shirka Odayaasha Muqdisho

Kadib markii uu fashil ku dhamaaday shirkii ay garwadeenka ka ahaayeen Shariifyada + Gaas+ Mahiiga, ayaa waxaa degaanada Puntland dib loogu celiyay ergadii Odayaasha u mataleeyay Maamulka Faroole, kuwaasoo kadib markii uu cabasho ka muujiyay Maamulkooda Qabyo-qoraalka dastuurka ee (Plan B), ayuu ku soo wargeliyay Odayaashooda iney isaga soo baxaan Shirkaasi. Read the rest of this entry